Rayaale Ha Tago, Haduu Doonayana
Dameer Ha Raaco ‘E

Isagoo
maal aduunyo oo meel u daaqa lahayn, isaga oo ma radiisu
madawda hay oo money meel u taala lahayn oo sid ii mallowgii ku
madoobaaday gidaar oo magac iyo maamusm midna sii dhigan meel,isaga
marka madaxiisa kor u eegto yu ucyaaca ku yaal aad moodayso iuu
yahay mallagii wax dila ayey, isagoo maskaxdiisu ku soohnayd abidkii
kuu ugu yee dho marxuunkii ee uu wali mowliidka u dhigaayo maalinta
k hamiista , ee uu fiiqay indhaha uu wax ku arkaayo isaga oo aan ka
quusan iley skii ka bixi jiray barri
xamar wayn iyo
shamaamkii ay lahaan jirtay ,isaga oo aba al
ka soo horeeyey oo uu umadan ku lahaa aanay meeln ku qornayn ,
inagoo sii ogayn inaanay maskaxdiisu lahayn manaafacaad iyo murti
umad lagu hago.
Waxaa kale oo aynu sii ogayn inaan 50-kan kiisan wasiir ee uu isagu
meesha ke entay marka laga reebo in yar ay yihiin sidiisa qaar ku
dhex dhuumanaayey um adani sida rahu
ugu dhuunto dhoobo engegtay hoosteed oo roob ka di’in bary ahaa .
Madaxnimadan ay maanta umaddan u hayaan waa markhaati ma doonto in
ca waaqib xumadeedu qaar inaga mida oo
kuwii keenay meesha ahaa ay qalbi jab murugo
iyo ciil ay cidiyahooda cunayaan,
Waxaa kale oo aan hubaa oo iyaduna mucjiso ah markhaati ma doona
inuu kur sigaa uu ina
Rayaale ku fadhiyaa dhakadiisa aanu ha
ka dhicin dhan walba ka dhahdaab mooyiye xaga guushu ka xigtaaba
aanu garanayn
Anigu gunimo fooqa gargaar ee Hargeisa ka weyn mooyiye guul uma arko
daa sad madhan oo dawarsiya oo lala daba
cararaayo nin carbeed oo inoo yimid oo hadii golaha la keeno
wuxuu ku soo riday aanay umadani arki doonin.
Hadaba su’aashu waxay tahay
maxaa ku dhacay Wasiirkii Amuuraha Debada
e e ku lamaanaan jirey ina Rayaale
markuu debadaha qabanaayo?
Ma waxa jirta sir lagu
aamini waayey oo sidaa daraadeed ayaa lagu reebay?
Mise isagaa diiday oo ka
xishooday waxyaalaha qaarkood ay kuwa kale qasana yaan inuu qoorta
isugu tuuro?
Waxaan ku raacsanahay kuwa yidhi maamulkani meelina uma fayooba guud
iyo hoos, daawo dukaanka taal oo loo soo gadaana lama hayo oo aan
ahayn INUU RAYAALE INUU TAGO , WAX KASTA HA
RAACEE HADUU DOONO DAMEER GUUDK II, DIYAARADINA WAY U FURAN TAHAY
WADADEEDU.
Tagistaa uu maanta Daahir Rayaale tagaayo isgaa isku gaystay oo cid
kale wax lagama saaro.
Isaga oo dad loogu jecel yahay wax kasta hore ha u sameeyee oo la
saamaxay ayuu dad mooday oo uu daba
galay qaar masaafuris u qornaa markii uu meesh a yimid, waxaa kale
oo dedajiyey socodkiisa markii uu la yimid tii
Siyaad oo aan saxar ku duubnayan sidii aad u eegtaba.
Illaahay waxaan ka baryayaa ka u iman doona
umadani uu noqon doono mid kh eyr qaba oo aan kuwan
meel caano kula dhamin.
Waxaan ka codsanayaa walaalkeey Daahir Rayale
inuu umadan u sheego sun tan khatarta ah
ee laguu daadinaayo badaheena werwer
iyo walaac ku beerta y beesha caalamka iyo kuweena wax garanaaya
wuxuu ka og yahay?
Waynu wada ognahay dhibaatada maanta haysata caruuraheenii iyadoo
saba bo badan ay jiraan ay ku dhow yihiin inay noqdaan qaran inaga
luma oo laga w aayo meeshaba.
Walaal Daahiroow waxaan doonayaa inaan
ogaado waxanoo maraakiiba ee xa alufiyey
badaheenii yaa keenay meesha ee ka masuula cadadkooda se ma
ii sheegi kartaa?
|