REER GABILAYOW HA NOQONINA AB-GAALKII
SOMALILAND
WAXAN HALKAN KA SALAAMAYAA DHAMAAN BAHDA TIMACADE NEWS, MARKA XIGTA
WAXAN ILA AHAY UGA BARYEYA INUU NAXRIISTII JANO KA WARAABIYO DADKII
LAGU LAAYEY SEEMAAL DHAW AAN .
DHACDADAAS OO DHAMAAN SHACABKA SOMALILAND SI KULUL UGA QAYLIYEEN,
WAXAN HANBALYO U DIRAYAA MADXWAYNAHA
(A.M.M SILAANYO) IYO XUKUUMADIISA OO ILAAHAY HA LA QABTEE DH IBAATADII DHACDAY SI AANAY U
DHAFIN HALKAA KU XAKAMEEYEY,
WAXAANAN KU BOORINAYAA IN GO AANKII AHAA ILAA LA SOO QABTO DADKII
FALKAA GAYSTAY IN AAN LAGA HADHIN , UMADA REER SOMALILAND WAXAA
KALIYA OO QANCIYAA WAA TAAS,
DHANKA KALE WAXAN ODHAN LAHAA WAXA LAGA HADLAYAA XADHIGA LOO GAYSTAY
CUQAAAL IYO MADAX:
SOMALIDU WAXAY TIDHAAH DOQONI SAAFTIN CARO LOOGU RIDAY SAD MA MOODO.
TA KALE DIINTEE NU WAXAY INA FARAYSAA IN WALAALKAA HADUU GARLEEYAHAY
IYO HADII LAGA GARDARAN YAH AYBA AAD U HIILISO,OO AAD QABATO MARKUU QALDAN YAHAY,
XADHIGA DADKAAS LA XIDHAY WAA LA OGYAHAY INAANAY WAXBA GAYSAN LAKIIN
WAXA LAGU BAJIYEY
1-DAGAAL LAGA YAABO INAY DAD BADNI KU DHIMAN LAHAAYEEN OO REER
GABILAY IYO REER DILABA AH
2-WAXAA LA BAD BAADIYEY KALSOONIDII UMADA ISU HAYEY
3- WAXAA LA MUUJIYEY IN REER GABILAY TOL QABTA LEEYIHIIN
HADA ANIGU EMAILKAN AAN QORAAYO WAXAAN UGA JEEDAA IN ILAAHAY XAGIISA
IYO UMADABA U SHEEGAYAA INAAN KA XUNAHAY BARINA KA NAHAY IN
UMAD
HURUDA AMA DARIIQ MARYSA AMA MAGAN AH IN LA LAAYO, DHAMAANA SHACABKA
REER SOMALILAND ARINKAA SIDAY UGA JAWABE EN WAY KU MAHADSAN YIHIIN.TAAS OO DAWAYSAY SUCUURTII CADHADU KU DHACDAY EE DADKA AAN MEELNA LA
KALA TAGAYN REER BOORAMA TAAS OO MAAANTA AY KU AMAANAYAAN REER
SOM ALLAND DHAMAANTOOD.
WALAALAYAAL REER GABILAY , WAXAY KA MID YIHIIN DADKA AADKA UGA XUN
DHACDADAN IYO KUWII HOREBA ,WAXAASE LOO BAAHAN YAHAY OO IDINKA IDIIN DHEER
IN AAD KA FIKIRTAAN
SIDII AAD MAGACIINA DHULKA YAALA KOR UGU SOO QAADI LAHAYDEEN,
UMADA REER SOMALILAAND U TUSI LAHYDEEN INAAD TIHIIN
DAD WAXNA GALA WAXNA GUDA
WAQTIGII DHACABA DADKU WUU KALA BAXAA MAANTA QOFKASTA OO SOOMALIAYA
HADAAD WAY DIISO AB GAAL IYO
HABAR GIDIR ,
DADKU WAY KUU KALA SHEEGAYAAN
WAXAAN TALADAYDA KU SOO KOOBAYAA WAAN IDINLA DHASHAY SOUTHFRICA AYAAN
JOOGAA W AXAY IGU TAHAY
BOOG DUSHAYDA KU TAAL
,WAXAAN RAJAYNAYAA INTAAD KA BAXDAAN BAAQA N AH DAD BAA NALAGA XIDHAY
,WAXAD KA SHIRTAAN SIDAD DADKA SADEX JEER DHIBTA FOOSHA XUMI
KU DHACDAY, IYADOON SOMALILAND IDIIN GARNIQIN, ILAYN WAA
ABTIYAASHIINE
AAD TIDHA AHDAAN MAXAAD ABTIYAAL KU SAMRAYSAAN OO
IDINKOO GACMAA IS
HAYSTA AAD SOMALILAND HOR TIMAADAAN OO ARINKIINII SOO DHAMAYSTAY
WASLAAMA CALYKUM
WARSAME DHUUX
SOUTHAFRICA |
|