Maxamed Xaashi Dhamac "Gaariye",oo xaaladiisa caafimaad ka soo raynayso.Maamulka shabakadda Caalamiga ah ee Tima cade News,wuxuu Allaha awooda leh uga baryayaan inuu walaalkeen caafimaad buux siiyo

 

 

Oslo,Norway (TNN)-Abwaanka weyn ee Maxamed Xaashi Dhamac "Gaariye", oo dalka Norway ku s ugan,una yimid xaalad caafimaad darro oo la soo daristay awgeed,ayaa maalinbba maalinta ka da nbeysaa caafimaadkiisu ka soo raynaysaa.

Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac "Gaariye" , waa Somalilander sharaf, magac,maamuus  iyo kara amaba ku dhex leh dhammaan dadka afka Somaliga ku hadlla,miisaan culusna ku dhex leh Jamhuuri yada Somaliland.

Maamulka Shabakadda Caalamiga ah ee Timacade News Network (TNN),wuxuu Allaha awoodda leh uga baryayaan,  in uu walaalkeen ,Maxamed Xaashi Dhamac "Gaariye", Rabbi caafimaad deg deg ah, oo sareecan ah, oo buuxa siiyo,xanuunkana ka dul qaado,cimrigiisana u dheereeyo,una barake eyo,Aamiin.

Waxaan  ka codsanaynaa dhammaan  shacabka Somaliland ee Gobta ah, meel walbba oo ay joogaa nbba, inay walaalkeen u soo duceeyaan,Ilaahayna uga baryaan inuu caafimaad taama siiyo.

 

 

Maamulka Timacade News Network  (TNN)