WAXAAN KULMIYE IYO AXMED MAXAMED SIILANYO KA RAALI GALI HADALADA KA
SOO YEEDHAY CALI MAXAMED YUSUF (CALI GURAY)
KU: AXMED MAXAMED SIILANYO
KU: XUSBIGA KULMIYE
KU: DADKA SOMALILAND
KA RAALI GALIN
WAXAAN KA RAALI GALINAYAA DADKA SOMALILAND EE SHARAFTA LEH, XUSBIGA
KULMIYE IYO HALYAYGA WAYN EE SHARAFTA LEH EE AXMED MOXAMAD SIILANYO,
HADALADA KA S OO YEEDHAY NIN AANU HABRO-WADAG NAHAY EE LA
YIDHAA CALI MAXAMED YUSUF (CALI
GURAY) OO LAGU SHEEGO INUU YAHAY AF-HAYEENKA XUSBI ISKU
SHEEGA UDUB.
CALI IYO QAYRKII (UDUB) MA AHA DAD WADA DANTA DADKA KU NOOL HARGAYSA
IYO SO MALILAND.
MARKAA, CALI CIDNA KAMA SHEEGAN KARO HARGAYSA, HANJABADASINA MA AHA
HADAL AANU KA FILAYNAN CALI GURAY.
WAANA HADAL MEEL LOO WAYAY.
CALI GURAY HADDII UU INUU SHARAF
LEEYAHAY MALINTII UU DAHIR RIYAALE ALBAABKA K A XIDHAY AYUU XILKANI
ISKA CASILI LAHAA.
WAXAAN U SHEEGAYAA CALI GURAY, IN AANU ISAGA IYO QAYRKII TOONA KU
DHICIN IN AY DAD SOMALILAND AH UGU HANJABAAN HARGAYSA.
AXMED MAXAMED SIILANYO WAKHTIGA
UU DOONA AYUU MUSHAXAYAA HARGAYSA IYO M AGAALO KASTA OO SOMALILAND
KU TAALA. UMMADA SOMALILAND SIDAA AYAY KU JECEL YIHIIN, OO AY UBAX
QOYAN IYO TAGEERO KALA HOR TAGAYAAN.
HADDII CID AYNA ISKAGA GUDBAYNIN XAFIISYADOODA IYO GURIYAHOODA WAA
CALI GUR AY
IYO MADAXWAYNAHA KU MEEL GADHKA AH EE DAHIR RIYAALE EE
HANTIDA UMMADA BOOBAY, SHARCIGA DALKANI DAMBIGA KA GALAY.
CALI GURAY WAXAAN LEEYAHAY HADDII AAD
KU BIIRTAY XISBIGA UDUB EE UMMADII XILKA U DHIIBATAY AY NACDAY,
WAXBA DADKA SOMALILAND, IYO HOGAAMIYAYAASHA DADKO ODU JECEL YIHIIN
HADAL NAXLIYA HA ULA IMAN.
OMAR ABDI YOUSUF
|