QAWLKII AAN KU SIIYAAN QOOMA MAYNAYAA WELI
!

Mujaahid
Qawrax baa qab ugu xidhan,
Aadan baa u qool daban,
qawlkii
aan ku siiyaan qoomamaynayaa weli.
Qaran baa ku doortee
,
qodxahani siday yihiin
,
qiimo dha cani waa maxay
,
qadarintu
ay ka dheer tahay, Qaawan
een la garanayn.
Qunyar baan ku
soconoo ,Qarankani wax ku ahaa, lagu wada
khushuucee,
sowkan qaylo dhaan timid,
qawadkii xukuumadu.
Qiso weeyi
uguboo ,Qarax baa uraayoo, qaylaa is gaadhe e,
dadka maad
qadarisaan ,
maad qoonka dhawrataan.
Halkaad
qoobka
saartaba ,qodax baa ku beerane,
quudhs igani muxuu yahay,
aan
Qaranka hagi karin.
Gabilaay ku aaway,
aayaheenna
wacaniyo , Afraad laga abuuraay, anfacii dalkeenaay,
irmaan
aan gudhaynee
,ub ad koriya
Beereey,
asalkii
Xasiidiyo
,aayahii aduunkaay.
|
Ma maantay dhacday in la yidhaa
Hal doorka Dalka ,kii la doono waa la xidhayaa, xilkaa laga
qaadayaa, Xabaal baa lagu ridaayaa,
maxaad hoy dhawraysaan,dhagaha u laa laa dinaysaan,miyeydaan dhiig lahayn,
dhawaaq aanad sheegi karin
,dhibtani kuu gaara
Adi.
Ushii
ceel lagu
dayee, cadhootay miyaanad maqal, intuu cirigaagu
jirey,wixii
Cawil lagala baqay
Cumaamad miyaad u
tahay, carceeradii lagu yiqiin
,ma ciiday hoos galeen,
ragii cadka saafi jiray ,
maxaa caqligeennii helay,
adduunyadu waa cishee.
Waxa beryahan dhegaheenna ku soo
dhacaya inuu Madaxweyne Siiraanyo
yidhi waxaa n hagaajinyaa cadaalada,ayuu hadana
cadaalad darro u xidhan yahay
Mujaahid Qawrax Muuse Xuseen Qawdhan.
Wadaadow
Alif wax buu
leeyahay iyo
waxba ma leh, adaa lagaa hayaa,
mise waa
Kas
xishooda ma lehee ,
Kas cabsooda buu leeyahay , baa laysku
xaman jirey.
Maaha dagaalo kiciyee
dabuubtaada meel mari ,
dantu yaanay hoy dhicin.Xaqa aad ku leedahay xishood
, yuu
ku dhaafinin xumuhu,
yaanay sii socon xaajo uguba weeyee.

|