TACSI - PRO MAXAMUUD CALI HANFI OO LONDON KU GEERIYOODAY ALLAA YARXAMUH

 




Waxa dhammaan dadka hoos ku qorani ay tacsi u dirayaan ehelkii iyo qaraabadii uu ka tagay Pro Maxamuud Cali Hanfi , oo maalintii salaasadii ku xijaabtay dhakhtarka wayn ee ku yaala caasimad a dalka Ingriiska the London Royal Hospital, oo ku yaala degmada Tower Hamleta .

Dadkani waxay sigaara u tacsiyadaynayaan,  xaaskii uu tagay marxuumku Sahra Maxamuud Qod ax iyo caruurtiisa,  oo ah sadex wiil iyo laba gabdhood .


Allaa yarxamu Maxamuud Cali Hanfi , wuxuu ahaa aqoonyahan in badan ka soo shaqeeyay Wasa aradii Tacliinta,  xilal iyo masuuliyado badan ka soo qabtay.Marxuumku waxa uu ahaa nin aad u w anaagsan oo dadku aad u jecel yihiin.

Waxaanu ilaahay uga baryaynaa inuu samir iyo iimaan dhamaanteen inaga siiyo,gaar ahaan qara abadii iyo ehelkii iyo asxaabtiisii,isagana eebahay ka yeelo kuwa aakhira liibaan ee janada ku waa ra , qabrigana ilaahayu nuuriyo,Aamiin ,  Aamiin , Aamiin ,انا للة وانا الية راجعون

 


1- Xaamud Ducaale
2- Siciid Cabdi Dheen
3- Maxamuud Caydiid
4- Aadan Cismaan Samatar
5- Cali Axmed Haybe
6- Cali Timir
7- Ibraahim Ganbo Wayne
8- Nuur Cabdi Xaashi
9- Daauud Maxamed Xuseen
10- Caydiid Ciise Seed
11- Dr. xuseen Cali Hanfi
12- Cabdi Sh. Cabdule
13- Cabdilaahi Maxamed
14- Abwaan Cabdi Iidle
15- Fanaan Nuur Daalacay
16-CabdiqaaadirCali Xasan
17- Cali Jaamac Warsame [Cali Jarmal]
18- Dr.  Maxamaed Xasan
19- Saleebaan Xasan Cabdilaahi
20- Kaahin Maxamed Xasan
21-mahad cabdiraxmaan
22- Fanaan Maxamed Cali
23- Axmed jabaaye
24- maxamed Cabdilaahi
25- Mahad iyo Cabdi Kaafi

wabilaahi tawfiiq

 

 

 

 


Siciid Cabdi Dheen
dheen@live.co.uk
London , UK