Ololihii ugu balaadhnaa ee Xisbiga UDUB ka
sameeyay Hargeysa
Hargeysa (Longlivesomaliland
News) - waxa aanu halkan idiinku soo gudbinaynaa sawirada ololihii
ugu balaadhnaa ee xisbiga Talada haya ee UDUB ka sameeyay gobollada
dalka Somaliland, gaar ahaan Magaalada Hargeysa.
Ololaha Xisbiga UDUB waxa uu maanta ahaa ololihii ugu balaadhnaa ,
iyadoo sida aad sawirka ka arkaysaan beerta xorriyada ay isugu
yimaadeen Kumanaan Dadw e yne ah oo aad u tiro badan, kuwaasi
oo muujinayay taageerada ay u hayaan xi sbiga UDUB, iyagoo ku
jeera qaadhnaa Calamo iyo koofiyado ay ku xardhanaaye en
sawirada Gudo omiyaha Xisbiga iyo Gudoomiye ku xigeenka Mudane
Daahir Ra yaale Kaahin iyo Mudane Axmed Yuusuf Yaasiin.
Source:SN
|