O G E Y S I I S

 

 

Dhamaan dadweynaha reer Somaliland ee ku dhaqan magaalada Sheffield iyo nawaaxigeeda waxa la oge ysiinayaa in Fanaanka weyne ee C/naasir Macalin Ceydiid ,uu marti ugu yahay habeenka sannadka Cusub.

Haddaba ha moogaan in dabaadega sannadka cusub aad kale qayb gasho fanaan Abwaan Cabdinaasir iyo fanaaniinta Qaranka oo idiin soo bandhigi doona barnaamij xiiso badan.