Office for Development
And Humanitarian Affairs
ODHA



Xafiiska Horumarinta iyo
Arrimaha Bini-adanimada
ODHA

 

 

Hayada Wadaniga ah ODHA Waxay ogeysiineysaa dhamaan Aqoonyahanka Somaliland ee ku nool Wad anka Ingriiska gaar ahaan intiina dhameysatey Jaamacada Wadanka ingriiska iney u fudineyso Deeq ah Volunteer internship muddo laba bilood ah wadanka Somaliland ka qabtaan, taasi oo ay ugu shaqeyn do onaan hayadaha Dawlada ama kuwa Gaar ka ahba ee Somaliland,waxaaney Hayada ODHA Mudadaa lab a bilood ah waxay kabixin doontaa waxyaalaha hoos ku qoran:


Tigidhadooda Go And Back
Muda ay joogaan Cuntadooda iyo Meelaha ay galayaan.
Meelaha ay la shaqyn doonaan oo loo diyaariyey
ugu dambeynta oo la siin doono Shaahadadii Intenrship

Shuruudaha looga Baahan yahey :

Waa inuu yahey Somalilander
Waa inuu heystaa Bassaporka Wadanka Ingiriiska
Waa inuu sitaa Shaahadada Degree ah oo jaamacadaha wadanka Ingriiska ah
Waa inuu yahey Qof Caafimaad ahaan dhameystiran


NB:Waxaa las ocodsiinayaa dhamaan dadka jecel iney ka faaideystaan fursadan qaaliga ah, iney sida u gu dhakhsiyaha badan ay CV yadooda ugu soo hagaajiyaan Emailkan hoos ku qoran:

 



Wixii Faahfaahin ah Kalla soo Xidhiidh


odha.org@gmail.com

ama 00252-24474085 iyo 4417036,527166