Dedweynaha reer Somaliland ee ku dhaqan magaalooyinka Bristol iyo Cardiff, waxaa la ogaysiinayaa in magaalada Bristol ay marti ugu yihiin Xildhibaano ka tirsan golaha wak iilada Somaliland iyo madax ka tirsan xisbiga Kulmiye. Hadaba waxaa madaxdaasi Bristol martida kuugu ah ka mid ah; xildhibaan Axmed Max 'd Diiriye ( Nacnac ) iyo Siciid Cilmi Rooble oo ay waheliyaan gudoomiye ku xigeenka lab aad ee xisbiga Kulmiye Cabdiraxmaan Cabdi Qaadir iyo Xoghayaha arimaha bulshada Dr.Cabdi aw Daahir .
1-
Gudoomiyaha Kulmiye Bristol Xuseen Axmed Caydiid
Tel:07881427185
|