OGAYSIIS KU SOCDA DADWEYNAHA REER SOMALILAND EE FINLAND

 


Waxa la ogeysiinayaa dhamaan dadwaynaha reer Somaliland ee ku nool wadanka Finland , in ay ka soo qayb galaan kulan uu gudoomiyaha  baarl amaanka Somaliland kaga warami doono guud ahaan arimaha Somaliland. maalinta Jimcaha 13.11.2009

Xarunta shirka lagu qabanayaa waa goobtii ay hore u ahaan jirtay KELA da Kontula, ee ku taala suuqa Kontula ee bariga Helsinki



Metro: KONTULA

Maalinta jimcaha 13.11.2009

Saacada: 17:00 - 19:00

Adress: Keinulaudankuja 4 00940 Hesinki



ILAAH BAA MAHAD LEH.
 


Waxii macluumaad saa,id ah kala soo xidhiidh

Mudane Jamac xasan Ali

tel: 0442004508