O G E Y S I I S

 


Dhamaan bulshowaynta Somaliland ee ku dhaqan Wadanka Germany, waxaanu la socod siinaynaa inay dhici doonto Sanad guuradii 19aad ee ka soo wareegtay Gooni isu taaga Somaliland.

Taasoo ka dhici doonta

Magaalada Bonn

Oppelner STR 120/124

53119 Bonn

Saacaduna waa 5 galabnimo waxaa lagu soo geli doonaa 10 euro oo lagu caawin doono Xarunta agoomaha ee Somaliland,waxaanu rajeynaynaa in wakhtiga la dh awro.



Wixii su'aalo ah waxaad kala soo xidhiidhaan tilifoonada hoos ku qoran.

01638467526
0163308035
015776651353
o15224495047



Gudoomiyaha jaaliyada:Mohamed husen dhacsi
iyoGudoomiye ku xigeenka jaaliyada:Axmad nuur guuleed caqli.

 



Waad mahadsan tihiin.