OGEYSIIS

 

 


Anoo ku hadalay Afka jaaliyada Somaliland ee wadanaka Finaland ,waxaan  u sheegaynaa in maalinta Sabtida soo socota , waxaan qaban doonaa xafladii gooni ísu taaga Somalilnad oo dhici doonta  15/05/2010 ,  oo ku beegan Sabtida soo socota saacadu waa 4:00 galabnimo bilaabmaysaa .


waxaa lagu qaban doonaa goobtii sanadkii hore lagu qabtay gaara ahan xaafada vousari ee casimada Helsinki wadanka Finland....

 



waad mahadas an tihiin

Xasan cali Sadaxle Gudoomiyaha jaaliyada Finland ee Somalilnd