Ogeysiis ku socda jaalliyada Bristol

Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan jaalliyad reer Somaliland ee degan
Bristol ee ka qayb gelaysa banaanbaxa taageerada ah ee magaalada
london la ogeysiinayaa in baaburta laga raaci doono laba meelood oo
kala Toropicano Restuarant
hortiisa ama Makhaaya da
BBC ee Easton iyo Learning Centreka
hortiisa xaafada St.Paul maalinta Arbcada ah
Labadaasi meelood ayaa laga raaci doonaa baabuurta,basasku waa free
ama lacag l a'aan wixii u socda banaanbaxa lagu taageerayo jiritaanka
somaliland.
Waxaa laga codasnayaa dadweynaha Bristol
,ee reer somaliland in ay si
weyn ugu soo baxaan maalintaasi ,lana soo kexeeyo caruurta waxa
garadka ah oo dhan, si loogu bar aarujiyo hawlaha dalkooda.
Saacada la baxayaana waa 8:30 Daqiiqo
Maalinta Arbacada ee
22/2/2012, wixii faaf aahin ah ee aad u baahato waxaad kala xidhiidhi kartaa
gudiga qaban qaabada ee Bristol.
Gudoomiyaha Gudiga Qabanqaabada iyo xubnaha kale ee hoos ku qoran:
1-Axmed Siciid Faarax tel.
07742642444
2-Mustafe Xaashi Cilmi tel. 07877450513
3-Axmed Aadan Mooge tel. 07984167061
4-Maxamed Cabdi (BBC)tel. 07572612350
5-Cumar Aw Cabdi(Dooli)tel. 07506833006
Mahadsanidin
|