Ogeysiis Waxaan Ogeysiinayna Dhamaan Qurba Joogta Beelaha Gabooye Iney Ka Soo Qeyb qaadatan"Cumar Dhule Elementry School
 

 

 

ASC//Salaan ka dib/Ogeysiis Waxaanu ogeysiinaynaa dhamaan qurba joogta beelaha Gabo oye ee ku kala nool daafaha dunida iyo ciddii jecel iney nagala qeyb qaataanba inaanu oge ysiineyno inan wadno dhisno school cusub oo aanu ugu magacdarney"Cumar Dhule Eleme ntry School"Dugsiga Hoose Dhexe ee Cumar Dhule.. " kana dhisi doono xaafada daami ee ma gaalada Hargeysa..

Marka Hore waxaan rabnaa inan waxyar ka war bixiyo sababta nagu dhalisey schoolkan ,S anadkii hore dhamadkisi waxaanu sameyney oo aanu ku guuleysaney inaanu aasasno dalad ama hay,add kor u qaada dhanka horumariinta waxabarashada caruurta beelaha gabooye nasiib wanaag markii aanu wada tashi farabadan la sameyey aqoonyahanka dhaliinyarad beelaha gabooye ee ka qaliin jabiyey dhamaan jaamacadaha ku yaala magaalada hargeysa ayaa waxaanu ku guuleysaney inan abuurno ama aas aasno dalad ama hay,adda qaabilsan dhinaca horumariinta waxbarashada magaceedana la yiraahdo "Akademiga Horumarka iyo Waxbarashada Dadka Laheyb-sooco ee (Adem)kana hirgaliney sanadka bilowgiisii magalad a hargeysa ka diibna waxaanu furney school aanu ugu magacdarney isla hay,aaddan " Dug siga hoose ee dhexe Adam " kana hir galiney xaafada daami ee magaalada hargeysa jsom aliland Schoolkan ayaa waxaa uu furan yahay mudo dhan 10- bilood waxaana hada arde yda dhigata schoolkan ADEM,ay gaadhayaan taradooda ,540 ardey ..ka dib markii aan qeyla dhaan iyo wacyi galiin badan aan u direy qaar ka mida qurba joogta beelaha gabooye siddii aanu u hirgaliin laheyn schoolkan aadan dhaqaalahana aanu u bixiin laheyn ayaan nasiib wadaan ku guuleysaney iney qurbajoogta beelaha gabooye ay bixiyaan qarashkii iyo dhaqaalihii lagu furey schoolka adem ,xaga agabkii schoolka sidaasna uu ku hirgaley furitaankii schoolku.. schoolka oo bilash u aha dhamaan ardeyda wax lagu baro oo lacag la aan ah,SChoolka ayaa ah mid lagu barto maadooyinka Qur,aanka, Somaliga, Xisaabta, Cilmiga Bulshada, Tarbiyada islaamk, Sayniska inglishta, iwm

Hadaba ka diib markii aanu qiimeyney schoolkan oo dhismaha aanu kireyney ,kiradiisana ay iska bixiyaan isla maamulka schoolka ayaa waxaanu wada tashi iyo go,aan ku gaarney inaanu bahweynta beelaha gabooye ee qurba joog u soo bandhigno siddii aanu u sii balaadhin laheyn schoolka una aasasi laheyn dhisme cusub oo aanu u dhisno schoolkna uguna magac darno ,"Cumar Dhule Elementry School"Dugsiga Hoose Dhexe ee Cumar Dhule.. kaas oo aanu hada rabno inan u iibino dhulka schoolka isla markaana aanu bilowno dhismihiisa ,,waxaana hada gacanta aanu ugu heynaa dhismahan iyo dhulkiisaba lagac dhan"$2000-dollar"lagactaas oo ay nagu soo caawiyeen walalahayaga soomaaliyeed ee jaaliyada dalka sweden..

Hadaba waxaan dhaman ka codsaneyna qurba joogta beelaha gabooye iyo cidkasta oo jecel iney nagala soo qeyb qaadato hawshan schoolka iney si naxariisle nagala qeyb qaataan dhaqaalaha ku baxaaya dhulka iyo schoolka ,waxaana wixii faahfaahina aad kala xiriiri kartaan iyo waliba gudida u qaabilsan dhaqaalaha ,abaabulaha guud ee gacanta ku haya hawshan schoolka oo ah ,aniga oo ciwaankeygu hoos ku qoraan yahey//


Ugu dambeyntii waxaa mahad naq balaadhan u soo jeedinaya anigoo ku hadlaya magaceyga iyo kan hay,addan maamulkiisa iyo masuuliyiinta iyo macaliimantaba ee Akademiga Horumarka iyo Waxbarashada Dadka Laheyb-sooco ee (Adem) dhamaan walalaheyga qurba joogta beelaha gabooye ee ka qeyb qaadey hirgaliintii schoolkaas adem ee dhaqaalahooda u hurey waxaan si gaara ugu mahad celinaya ,"marwo-yurub cabdi aadan " oo kaalinta koowaad ka qaadatey bixiseyna "1000-dollar"kuna nool dalka norweyd,,,iyo walalkeyga qaaliga"cabdilaahi maxamed jamac"oo bixiyey-$500-dollar..kuna nool ontario canada.waxaanan dhmantood leehyahey ilahey ajar iyo xasanad dhamanteen ha inaga wada siiyo aamiin ..

fadlan halkna ka booqo oo daawao sawirada schoolkas adem.linkigan


halkan ka akhriso


Maamulaha Guud Ee Abaabulka Schoolka ..

.Mudane -Barkhad Xaaji Cabdi"mr gaboye"
telefon number--- 001-519-496-2109

ahna Editorka Guud (GabooyeLive.com)Mr Gaboye....
Email: abokoriye1@hotmail.com.
Haed Office ,Kitchener Ontario Canada...