Dhammaan asxaabta sharafta,qiimaha iyo qadarinta naga mudan,ee la soo xidhiidha Shabakaddan TNN, walaala yaal naga guddooma salaan la isku diro tan ugu qiimo badan, oo kal iyo laab ah.
Walaalayaal, Maamulka Shabakadda Caalamiga ah ee Timacade News Network (TNN), wuxuu idin ogeysiinayaa ,islla markaana idinka raali gelinayaa, in Exchange Server ka (Computerka kala dira fariimaha ), in quwadiisa la kordhinayo, sida awgeednna aanu noo soo gudbin karin wixii farriin ah ee lagu soo hagaajiyo cinwaankan : webmaster@LongLiveSomaliland.com.
Walaalayaal, mar walbba gacmo furan ayaan ku soo dhaweyneynaa, diyaar baanan u nahay inaan codsiyadiin a oofinno , soona daabacnno.... Waxaad nagala soo xidhiidhaan emailka kale ee shabakadda , oo ah : TimacadeNews@Gmail.com.
Mar labaad, dhammaantiin raali naga ahaada , salaanta iyo bariidadana ha la masuugina !!!!
Maamulka Timacade News Network (TNN)
|