Munaasabada lagu soo dhawaynayo gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Muj. Muse Biixi Cabdi
 

 

 

 


Waxaa la ogaysiinayaa bah-weynta reer KULMIYE ee ku sugan cariga Ingiriiska (UK) in lagu qabanayo magalada Birmingham shirweyne lagu soo dhawaynayo gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Muj. Muse Biixi Cabdi oo hadda booqasho ku jooga UK. Soo dhoweynta Guddoomiyaha ka sakow waxa shirka lagaga arrinsan doonaa dardar gelinta hawlaha xisbiga ee UK.

Goobta Shirka : Regent Park Hall

Regent Park Road

Small Heath

Birmingham

B10 0QP



Wakhtiga : 3.00 galabnimo



Maalinta : Sabtida



Tariikhda : 3/3/2012



Wixii faahfaahin ah kala soo xidhiidh:

Guddoomiyaha laanta Birmingham: Abdi Khaliq M Sh Osman 07534776149 ama

Guddoomiyaha Guddiga Fulinta UK: Hassan Osman 07508558654