Ogeysiis: Madaxweynaha Juhuuriyadda Somaliland oo la had li doona Jaalliyada JSL/UK Maalinta Sabtida 12.11.2011.

 



Dhamaan shacbiweynaha Jumhuuriyadda Somaliland ee ku dhaqan dalka United Kind om ( UK ) waxa la ogeysiinayaan in Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md. Ax med Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) uu la hadli doono Jaalliyadda JSL/UK maalinta S abtida ee ay taariikhdu tahay 12ka November, 2011. waqtiga ay Saacaddu tahay 17:00 galabnimo.



Saacada: 17:00-22:00 GD ( PM ).

Taariikkhda: 12.11.2011

Goobta: 45 Prescot Street, London E1 8GP

 



Haddaba wixii faahfaahin ah waxaad kale soo xidhiidhaa telefoonada hoos ku xusan.



Mobiles: + 07931821364---+ 07976409036-----+ 07961131014