Waxa la ogaysiinaya dhamaan jaaliyada Somaaliyeed dagan wadanka Holland

 

 

 

Waxa la ogaysiinaya dhamaan jaaliyada Somaaliyeed dagan wadanka Holland. In la qab an doono maliinta Sabtiida 12 November 2011,  xaflad loogu tala galay maliinta Ciida,oo dhaqalo loogu uruurinayo Togdheer iyo Sanaag.



Xaflada waxa soo ababuuley ururka Nomad garabka Hooyo Waa Lama Huraan (HWLH),  ee wadanka Holland.
 

Waxa halka lagu so bandhigi doona wax qabadka Ururka sanadkii hore, iyo sanadkan wa xa la qaban doono, iyo barnaamijyo kale oo idin xiiso gelin doona.
 


Ka so qeybgal wacan