Waxaan ogaysiinayaa Dhamaan Jahliyada Soomaaliland ee ku nool
Waqooyiga Galbeed ee Maraykanka in lagu
qaban doono dabaaldega Xuska Xornimada Soomaaliland Magaalada
Seattle.
Saturday, May 19th 201
Addreskuna waa
Meadowbrook
10517 35th Ave NE
Seattle Washington
Saacadu waa 7:00 Pm ilaa iyo 12:00
Habeenimo
Guul & Gobanimo
Soomaaliland
Guddoomiyaha Jahliyada Soomaaliland
Eng. Cabdirixiin Xaaji Ibraahin Xaaji Cabdi
Seattle Wa
|