Ogeysiis isku soo bax ka dhici doona dalka Holland

Waxa la ogeysiinayaa dhammaan Jaaliyadda reer
Somaliland ee ku nool
dalka Holland in ay ka soo qaybgalaan bannaan bax weyn oo lagu
qabanayo magaalada Den-Haag maalinta
Ar bacada ee 22.02.2012, ee
dalka Holland . Banaanbaxaas oo lagu taageerayo goonni isu taa gga iyo
madax banaanida Somaliland iyo weliba in ay adduunyadu ku taageerto
sida ay Som aliland u hanatay nabadda iyo dimuqraadiyadda ay ku caano
maashay ee ay ku gaadhay ha lka ay maanta hiigsanayso.
Isku soo baxan balaadhan waxan kaga dalbanaynaa
bulshada caalamku in
ay ku aqoonsato Somaliland.
Hadaba, gudiga qaban qaabinaya isu soo baxan balaadhan oo ah ururka
NOMAD, waxay ugu baaqayaan in ay si hagar la'aan ah uga soo qayb
galaan banaanbaxan gaar ahaan dadka ku nool dalkan
Holland iyo Dalalka la jaar ka ah sida
Jarmalka iyo Belgiga.
Ugu danbayn , ha hagran ee u hiili dalkaaga ,daawanaayoow waa dalkaagii.
Maalinta: Arbacada 22.02.2012
Goobta: Den Haag
Centraal Station
Wakhtiga: 09.00 ilaa 11.00
Wixii faahfaahin ah kala soo xidhiidh telefoonkan hoos ku qoran
06-
48368113
wabilaahi tawfiiq.
|