SHIRWAYNAHA XISBIGA KULMIYE WEST LONDON: Saturday 19th December 2009

 

 

 

 

 

Waxaaa la ogaysiinayaa dhammaan taageerayaasha xisbiga  Kulm iye UK iyo guud ahaanba shacabka reer Somaliland ee danaynaya dalkooda hooyo, in lagu qabanayo Galbeedka London (West Lond on) shir aad looga soo shaqeeyay si balaadhana laysugu soo duba riday. Shirkan oo ay si wada jir ah usoo abaabuleen Laanta  Kulm iye ee West London, taageerayaasha xisbiga ee xaafada iyo  Gudi da Fulinta Kulmiye waxaa lagu gorfayn doonaa guud ahaanba  xaa lada dalku marayo gaar ahaan arrimaha la xidhiidha dhaqaalaha, caddaalada iyo nabadgelyada, xidhiidhka arrimaha dibada iyo guud ahaanba dhibaatooyinka ka taagan adeegyada bulshada. Shirka waxaad sidoo kale ku maqli doontaa qaybo ka mid ah siyaasada isbedel-doonka ”change” ee xisbiga Kulmiye iyo guud ahaan qoybo ka mid ah manifestada xisbiga.

Shirka waxaa inoogu Marti ah
madax sare oo ka tirsan hoggaanka xisbiga Kulmiye isla markaana magac iyo maamuus wayn ku leh guud ahaanba dalka Somalilland si wayna ugu soo halgamay xornimada mandiqada.

Madaxda madasha martida ku ah ( Key Speakers):

1. Mudane: Cabdiaxmaan Cabdulqaadir ( Gudoomiye ku- Xigeenka labaad ee xisbiga Kulmiye)

2. Xildhibaan Axmad Diiriye Nacnc (Golaha Wakiilada Qaranka Somaliland-Kulmiye)

3. Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble (Kulmiye – ahna Gudoomiyaha Gudida Arimaha Gudaha Golaha Wakiilada )

4. Xildhibaan Ikraan X. Daa’uud

5. Dr. Maxmad Cabdilaahi Cumar (Xoghayaha Arimaha Dibada Xisbiga Kulmiye)

6. Dr.Cabdi Aw-Daahir (Xoghayaha Arimaha Bulshada Xisbiga Kulmiye)

7. Marwo Ilhaan Maxamed Jaamac

iyo madax kale oo badan oo ka kala imanaysa dhamaanba  magaal ooyinka UK

Shirku wuxuu ka dhacayaa:

Maalinta: Sabtida 19th December 2009

Saacada: 3PM to 6PM

Goobta: Barnhill Community Centre, Ayles Road. Hayes, Middlesex, UB4 9HG

Nearest Station: Hayes (from Paddington station) , So raac BUS Numbarka: Bus 90 iyo Bus 140 from Hayes Station.

Wixii faahfaahin ah:

Ibrahim Hussein 07904869990

Yurub Qaalib 07931821364

Ismaciil Cabdilahi Suweyn 07903714-127

Deeq ahmed duale. 0782544-9491

Ahmed suldaan ali. 0793-012-2479

Abdiraxman cali 0795-0195-174

Muna Jaamac Good 07960 716176

Cabdiraxman Af-miishaar 07950195174

Fadlan Wakhtiga hala dhowro.



Allaa Mahad Leh
Cabdiraxman