Ogeysiis ku socoda
dadweynaha reer SL ee Bristol

Waxaa la ogeysiinayaa taageerayaasha kulmiye iyo daweynaha
somalilanba ee ku nool bristol iyo hareeraheeda in la qaban doono
munaasabad lagu hambalyaynayo madaxwe ynaha dhawaan la doortay
mudane Ahmed maxamed siiraanyo iy cabdiraxmaan cabdil aahi (saylici)
munaasabadaasi oo ka dhici doonta bristol habeenka jimaha ee
taariikdu tahay 9/7/2010 haddii ilaahay idmo.
Goobta lagu qaban doono waa : Trinity hall,Trinity Rd St.judes
bristol.
Saacada ay bilaa maysaa waa
18.00 galabnimo ilaa 00.00.middnight.ama: 6 Galbnimo ilaa 12:00
Wixii faafaahin ah kala
xidhiidh Gudiga qaban qaabada oo kala ah:
1-Gudoomiyaha G. dhalinyarada: Maxamed fahafale (bbc)Tel:07508022090
2-Maxamed xaashi bacado Tel:0753431227
3-siciid cali arkaale Tel 07956312533
4-Maxamed cali xaydar Tel 07932588820
|