Waxaa galabta lagu shawaaqay Golaha Wasiirada Dawlada Somaliya ka soo uu Iska dhex waayey ninkii hore U ahaan Jiray Wasiirka Arrimaha Dabada Somaliya balse Caawa lama hayo meesha uu Jin Iyo Cidhib dhigay Wararka aanu ka helayno Magaalada Moqdisho ayaa sheegaya in aan ilaa Iminka lahayn meesha uu ku da nbeeyey. Mohamed C/laahi Omar, ayaa ahaa nin u dhashay Somaliland ,gaarahaan Magaalada Hargaysa, boobaha Siya asada Somaliya lagaga hadlo ayuu la taagnaan Jiray Somaliland wax la dhahaa ma Jirto ,balse marada kum uu darin In Somaliland Huran tahay. Waxaa Jira Qaar Kale oo La mida oo meelahaa ka leh waxaanu nahay Ma daxda Dawlada Somaliya ,waxaan ahay Wasiir ,waxaan Xildhibaan ,waxaan ahay Safiir, balse meesha ma ku dareen inay Ka yihiin magac ciyaal oo aanay wax Sharafa Ku lahayn. Balse daraasad la sameeyey ayaa Lagu sheegay In Dadka Reer Somaliland u dhasha ee Dawlada taagta da ran ee Xukunta Madaxtooyada Moqdisho uun Xukunta u doonta Xilalka inay yihiin laba qaybood , Qaar Hun guri Doona Iyo Qaar Somaliland Iyo Caalamka Kale Ka ah Danbiilayaal ama xukun sugi Ah . Isku soo duuboo mar
dadka Reer Moqdisho wax ka waydiinay siday u arkaan in dadka u dhashay Somalilan d Xilal
laga siiyo Dawlada ayaa waxay aamin san
yihiin Dadkan Xilka u soo doontaa inaa nay matali karin Soma liland
ee wax xila aan la siin ee Somaliland sideeda loola xaalo
|