Munaasibad
balaadhan oo ka dhacday Dugsiga Hoose ee Mahdi Cali

Munaasibad balaadhan oo si heer sare ah loosoo agaasimay ayaa ka
dhacday dugsiga hoose ee Mujaahid............
Tog-Wajaale (TNN) - Munaasibad balaadhan oo si heer sare ah loosoo
agaasimay ayaa ka dh acday dugsiga hoose ee Mujaahid Mahdi Cali
School ee magaalada Tog-wajaale
xafladaas oo ay kasoo qaybgaleen culima udiinka gudiga wanaag
farista aqoonyahanada od oyaasha dhaqanka dhalinyara iyo
haweenwaynaha Togwajaale waxa igu horayntii halk aa kahadlay
immaamka masjiid jaamaca togwajaale sh maxamed ibraahinookula
dardaarmay ardayda inay dadaalkooda sii kodhiyaan islamarkaana ugu
baaqay ganacsatada inay kaqayb qaataan sidii dhismayaal cusub
loogukordhinlahaa iyada oo aykalabadanyihiin fasalada dhisan iyo
ardayda wax ka barata gagabadii wuxuu sheekhu hadalkiisii kusoo
gunaanaday in dadwaynaha kudhaqan magaalada tog wajaale ciroole iyo
caruur ganacsato iyo waalidiin
in gacmaha la isqabsado sidookale waxa halkaa ka hadlay cali tubeec
oo ka mida waalidiinta kasoo qayb gashay xaflada uguna baaqay
waalidiinta.
kaqaybgalka sidii loo dhisilahaa 4 afar class cusub oo lagu kodhiyo
iskuulka waxa kale oo hal kaa kahadlay maxamed cabdilaahi Qombor oo
kamida waalidiinta kasoo qayb gashay xaflad aas ayaa wuxuu ugu
baaqay inay kaqayb qaataan maamulka degmadaTog-Wajaale waxa ka le oo
uu baaq udiray inay ka qaybqaatan dhismaha dugsiga qurbajoogta
udhalatay gobolka gabilay inay ka qayb qaataan dhismayaasha lugu
kordhin doono Dugsiga Hoose ee Mujaahid Mahdi Cali school gabo
gabadii waxa Maxamed Cabdilaahi Qombor ku soo gunaanaday hada
lkiisii in gacmaha la is qabsado yar iyo wayn wiil iyo gabadh sidii
loo balaadhin lahaa schoolka tirada ardayda wax ka barata oodhan
2000 ooarday ahna iskuulka ugu tirada badan ee wax laga barto tog
wajaale ubadka wax ka baranaya oo ah jiilkii ina badalilahaa waa
inaan ka sh aqaynaa sidii aan mustaqbalkooda u dhisi lahayn lagana
yaabo anay ka soo baxaan madaxw aynihii mustaq balka waxa kale waxa
kale oo halkaa kahadlay maamulaha dugsiga hoose ee Mahdi Cali School
Sheekh Aadan sh abibakar xuseen oo iga mahad celiyay sida qiimaha
bad nayd ee ay waalidiintu uuga soo qaybgashay waxakale oo uu
amaan usoo jeediyaay maca limiinta ka hawl gasha dugsiga waxa kale
oo uu umahad celiyay gudoomiyaha waxbarashada gobolka gabilay iyo
wasaarada waxbarashada taasi oo ugu mahad celiyey sida hagrasho la
aantaa ee ay u wada shaqeeyaan isla markaana suurta galiyay dhismaha
laba fasal oo cus ub maa mulaha dugsiga oo hadaladiisii sii wata
waxa uu sheegay inay jiraan shaqsiyaad afg aar gaar ah aaminsan
islamarkaana dacaayadeeya schoolka kuna tilmaamay inay dhaqan
badalayaan ardayda waxa digniin shaqsiyaadka aragtidaasi ookale
aaminsan inaan loo dulq aadan doonin
sharcigana lala tiigsan doono waxakale oo uu maamuluhu sheegay inay
fulinayaan siyasada w waxbarashada oo ah kobcinta aqoonta ardayda
dugsiyada tababarida iyo kordhinta khib rada macalimiinta iyo sidii
loo tirtirilahaa wax qorisla aanta iyo jahliga waxakale oo xaflada
soo xidhay gudoonka waxbarashada g gabiley oo kula dar daarmay
ardayda inay dadaalkoo da halkaa kasii wadaan Gudomiyaha
waxbarashada Cali Aadan cali Bayle alaa mahadle Maxa med Cabdilaahi
maxamed Qombor Togwajaale.
Timacade News Desk
Tog-Wajaale , Somaliland
|