OGAYSIIS MUHIIM AH
(Jaaliyada Somaliland ee Birmingham UK & Nawaaxigeeda)
BISMILAAHI RAXMAANI RAXIIM. ALLAHU MASALI CALA SEYIDINAA WA
NEBIYANAA MAXAMED ASHRAFUL MURSALIIN.
Dhamaan Jaaliyada Somaliland ee ku dhaqan Magaalada Birmingham Iyo
nawaaxigeeda , waxaa la ogaysiinayaa in la qabandoono ,
soo dhaweyn
Qaran oo loo samayn-doono , Muj, Ibraahim Cabdil aahi Xuseen
(Dhegaweyne)
iyo Muj. Maxamed Ciise (Musbaar), oo dhici-doonta:
•
Taariikhdu marka
ay tahay 11/06/2011
•
Maalinta Sabtida oo saacaduna ay tahey ,
15.30
PM (SADEXDA IYO BADHKA WAQTIGA GALABN IMO.).
HADABA GUDIDADA QABAN-QAABADA XAFLADDAASI SOO DHOWEYNTA EE
MUJAAHIDIINTA EE BIR MINGHAM, AYAA WAXA AY DHAMAAN DADWEYNAHA REER
SOMALILAND EE (UK) GAAR AHAAN K UWA KU NOOL(MIDLANDS,UK ) IYO WIXII
KU DHOWBA AY OGEYSIINAYAAN IN XAFLADAASI OO AA D U QIIMO BADAN AYNU
SI WEYN UGU QAYB-QAADAN-DOONO HADUU (ALLE) IDMO , LABADAA MUJ AAHID
,OO BERYAHAN UK, MARTI INOOGU AHAA.
Hadaba Goobta iyo Cidda la xidhiidhaysaan.
GOOBTA LAGU DHIGAYO WAA
THE INSTITUTE,
JENKINS STREET
SMALL HEAIH
B10 0PQ.
BIRMIGHAM.
KUNA YAAL XAAFADA SMALL HEATH , UNA DHOW
BRIDGE-KA KALA BADHA LABADA
XAAFADOOD SMALL HEATH IYO
SPARKBROOK
GUDIDA QABANQAABADA XAFLADDA.
1. YUSSUF TARABI WEYD.
2. OMAR ABDILLAHI YAASIIN.
3. MUSE ASKAR.
4. MAXAMED JAMA XUJALE (AABI).
5. ABDILLAHI MUSE ABDI.
6. MAXAMED ABDIRAXMAAN.
7. ALI JAMA DIIRIYE.
8. SICIID IBRAHIM (Siciid Fisigis).
HA U DEYMO LA AAN, WAXAA LA IDINKA CODSANAYAA IN AAD WAQTIGA AAD U
DHAWRTAAN, K ANA SOO QEYB GASHAAN.
Wa Bilaahi Toqfiiq.
BY: SHUCAYB MAXAMED GURUX,
BIRMINGHAM , UK.
|