Soo Dhoweyntii Gudoomiye Axmed Siilaanyo Ee
Magaalada Columbus Ohio
 

Columbus (Timacade News)-Wefti uu hogaaminayo Gudoomiyaha xisbiga Siyaasiga ah ee Kulmiye  A xmed Maxamed Maxamud (Siilaanyo) oo beryahanba booqasho ku  maray ay dalka Mareykanka  ay aa maanta oo bishu tahay 23 January 2010 kasoo degay  gagi da diyaaradaha ee Columbus  Intern ational Airport. Waxaa weftiga uu Axmed Siilaanyo hogaaminayo si diiran oo aan loo kala hadhin  u gu soo dhoweeyey madaarka magaalada dad weyne aad farobadan oo ay hormood ka yihiin  taage erayasha Kulmiye ee Magaalada Columbus.
 




Guddida Kulmiye Ee North America