Press Release!
 


Goddoomiyaha xisbiga Kulmiye mudane Axmed Maxamed Siilanyo oo  kula kulmay aqalk a Kongreska ee Mareykanka xildhibaan Keith Ellison oo ah xildhibaanka ka soo jeeda ah Ggobolka Minnesota, gobolkaas oo ah meel Soomaalidu aad ay u deggen yihiin.
 

Congresman Keith waa xildhibankii ugu horreyay ee Mareykan ah oo diinta Islaamka  a aminsan, isla markaasna qeyb weyn ka qaata hawlaha iyo arrimaha ku saabsan  Soom alida dalka Mareykanka deggan. Si wanaagasan oo qalbi furan ayuu Mr. Ellison ku  qaab ilay guddoomiyaha isagoo isla markaa tilmaamay inuu u heeggan yahay inuu Somaliland wax la qabto.

Arrimihii guddoomiye Siilanyo kala hadlay xildhibaan Ellison waxaa ka mid ahaa in  tagge ero buuxda laga helo waddanka Mareykanka sidii dhaqaalaha iyo difaaca Soomaliland loo kobcin lahaa. Waxaa kaloo guddoomiyu carrabka ku dhutay in la xoogiyo  geddi  so codka dimoqraadiyadda Somaliland oo doorashada madaxtooyada la hantiyo si  wanaa gsan oo buuxdana Mareykanku iyo EU duba uga qeyb qaataan si lo helo doorasho xor oo xalaal ah.
 

Ballan culus ayuu Congressman Keith qaaday inuu dadal cusub hawshaas dhexda u  xir to, waxayna ku af jareen shirkii kuna heeshiiyeen inay khabaar joogta ah iyo xidhiidh adag labada dhinacba laga sameeyo.

 


Kulmiye Party Press Desk, Washington DC