Fadlan caawi
ilmahan yar ee labada gacmood iyo labada
lugoodba ka curyaanka ah

Mubaarig Axmed Cabdilaahi waa wiil yar oo
10 jir ah oo ku nool
magaalada Gabiley,Mubaarig wuxuu dhashay isaga oo labada gacmood iyo
labada lugoodba ay naafo yahiin iyo dhamaan Jidhka oo dha mi. Cuntada
iyo biyahaba waa in afka loogu qabtaa maadaama aanay gacmihiisi
aanay shaqaynay nin.
Mubaarig Marka u suuli u baahadana waa in la qaadaa oo la dhex
dhigaa suuliga, lagana soo qaada a....Hooyada haysata ilmahan yar oo layidha hooyo
Maryan Cismaan Habane
ayaa sheegtay in ilma heeda uu xanuunkani hayey mudo aad u dheer isla
markaana ay awoodi wayday inay lla xidhiidho dhakhtar arimo dhaqaalo
daro awgeer walaw mar danbe ay dhakhtaradu ugu eegeen tabarucaad
isla markaana ay noqotay wax iyaga ka awood wayn isla markaana u
baahan qaliin.
Hooyo Maryan ayaa waxay ka codsanaysaa guud ahaan ummada Islaamka
meel kastay joogaan d alka iyo dibadaba inay ugu kaalmeeyann waxay
awoodaan haldoolarna ha ahaadeene ayna iyada waxtar u tahay iyagana
ajar iyo aakhiro wax ku heli doonaan.
Hadaba guud ahaan ummada Somaliyeed waxaa si caama looga codsanayaaa
inay u gargaaraan ilmahan yar .
Hadii aad rabtid inaad toos ula Xidhiidho Hooyadda Dhashay Ilamahan
yar kala xidhiidh Mobile:
00252-2 -4660009.
|