sanwaa waxaan leeyahay iska hadloow ina igarre Muj siilaanyo cidi kuu maqli mayso

 

Waxaan warbaahinta qaarkood ku aekay  nin magiciisa la yidhaado Sanwaa oo aan waa   a an caqli iyo maskax ahaan caadi ahayn waxaan nin caado u ah qoraalo   gu ul  wadeyn oo xad dhaaf ah waxaanu  wax ka sheega raga dalka magaca iyo  maa muuska ku leh dalka sida Muj weyn ee xalaasha ah Muj Alxaaji AxmedSiilaanyo,  gu doomiya ha G/Wakiilada ee ummadu soo dooratay Mudane C/raxmaan Ciro iyo gudoomiya  g uurtida Saleebaan Maxamuud Aadan (Saleebaan Nuur) iyo Gu/ku xigeenka  G/Wakiilada Mudane Samaale

Ninkan qoraaladiisa waxaa ka muuqata jaahilnimo weyn waxaa uu dhawaan  maqa alkiisan u danbeeyey wax kaga sheegayey munaasibad baroordiiq ah oo lagu  qab tay guriga Riyaale degan yahay ee madaxtooyada halka hawshaasi ka socotay oo sida la sheegay in lagu marti qaaday hogaamiyaasha mucaaradka Muj Siilaanyo iyo Faysal.

Waxaa Muj Siilaanyo ku joojiyey is goyska wasaarada maaliyada Police ku   sheega wadooyinka ee marka dadka qurbaha ka tagaa wadanka tagaan nafta ku keena wax noo dhiib iyo wax noo dhiiba aqoon la,aan faro hayso oo hadii waraaq af kale ku qoran oo ugu sheegto liisan aan garanayn ayaa si xushmada ka baxsan isu  hor taagay inuu u dhaafo madaxtooyada markii askarigii is hortaagay  Gudoomiyahu w uu iskaga noqday ilaa isaga askriga bilaa edaabta ah la murmaayo e .

Waxaa cadeeyey is hortaaga askariga taliye ciidanka wadooyinka oo Siilaanyo sh acabka ka raali geliyeyn .Hadaba waxaa layaab in qof qoraa sheeganayaa inuu  is  yidhaado qalad ummada isaga u adeegaya risiq aboo wax la cuno kaas ummada u gu inuu Siilaanyo diiday ka qayb galka baroordiiqdaas ujeedo badanta ah waxaa iy ana la yaab ah inuu eedeeyo masuuliyiin aan meesha sida Gudoomiyaha Guurtida  Saleban Maxamud Aadan iyo Gudoomiyaha Gollaha Wakiilada C/raxmaan Ciro.

Hadaba Sanwaa waxaa uu sheegtaa inuu xil siyaasadeed u hayo xisbiga lugooyo ee Riyaale hor joogaha ka yahay hadaba toloow Sanwaa ma beenta qayaxan ayuu siyaasada u yaqaan mise toloow siyaasada wuu iska maqlay maba fahmin ilaa  som alidu siyaasi way iska wada sheegatay oo magicii siyaasi somali dhexdeed ayuu ku dhintaye

Waxaan maqli jiray guul wade ha noqon hadii aad noqotana ka mikirifoonada loo dh iibo ha noqon. Markaa Sanwaa waxaa uu noqday kii mikirifoonka loo dhiibay ee lagu yidhi wax walba ku hadal oo dheh laakiin waxaa uu ilaaway maah maahada ah:

"Arooskeeda ka mashxarado isma hubsato ayaa la yidhaadaa," waxaan waxaa kale jirta Sanwaa waxaa uu ka xanaaqaa taariikhada halgankii SNM, iyo ragii waday. Waxaa uu caashaqay Riyaale iyo Kooxdiisa FAQASH KA HADHKA AH.

Waxaan uu ilaaway gabaygii Xaaji Gabay Xaddi ee ahaa:



Habeenkiiba way bidhan lahaa         Bahalkii cawlaaye

Bawdada markii aan ka jabay          Boqonka taagiisa

Raggii buurta dheer igala baxay       Beerka ogsooni
 


Waxaa jiray berri baa Cali Samater yidhi hadii dadku simanyahay M/Weyne   Siyaa doow inan aad dhashay  i sii.

Markaas fanaaniintii beriiga joogtay hees sameeyeen, heeskaas oo ahaa:

Waar Bal Gaabso Oo Joog     Guurkana Ha Ceebayn   Gabdhaha Wax Haw U Dhimin.


Waxaan uga jeedaa waar Sanwaa yoow,  siyaasi sidaas laguma noqo ee siyaasada xaal sii.

Waayo hore ayaa abwaan Aadan Tarabi u yidhi:

Sidan al eeg

Gujo iyo dhafoortaabad

Gungme iska  yeel yeelka

Golaan ka  hadlay  uun maaha

Garawcato lagu siiye siyaasadu

Gedaa maaha



Waxaan Sanwaa kuu sheegayaa malaa way ku soo qaldeen noocaa maaha  bahas hu, Siilaanyo dad iyagaa kaa yaqaan waxa uu yahay dadkana adigu kama hor keeni kartid cid kuu maqli mayso iska xamaalo.

Difaacida Riyaale dan kuuma ahe, Siilaanyo M/Weyne ayuu noqonyayaa dhawaan, hadii neceb tahay oo dhab kaa tahay is doox maalintaas hadii alle idmo waa talo gaar kuugu socota Sanwaa

 

 


Waa Qalinkii: Fahiima Axmed

fahiima2011@hotmail.com
Oslo Norwey