Marxuun Ibraahin Warsame Bookh

 



Anagoo ah dadka magacyadoodu hoos ku qoran yihiin waxaanu halkan tacsi uga diraynaa qiyskii iyo qaraabadii uu ka baxay marxuun Ibraahin Warsame Bookh oo dhawaan ku geeriy ooday dalka isku taga imaaraadka carabta gaar ahaan magaalada Abu Dubie, waxaanu lee nahay Eebbe samir iyo imaan ha inaga wada siiyo, Marxuunkana Ilaahay janatul Fardowsa ha ka waraabiyo.Aamiin, Aamiin, Aamiin.
 


Aabo muxumad xasan (budle)
Hooyo Xabiiba Taani,
Muuse Budle,
Ruqiya Budle,
Dr.Siciid Budle,
Sacad Budle,
Khadra Budle,
Faadumo Budle,
Mustafe Budle.

Waxa kaloo iyaguna tacsi taa la mida diraaya.


Hooyo Faadumo cali Cigaal.
Sahra Aw Muxumed Cabdilaahi,
Luula Aw Muxumed Cabdilaahi,
CaashaCanab Aw muxumed Cabdilaahi,
Rashiid Aw Muxumed Cabdilaahi,
Mukhtaar Aw Muxumed Cabdilaahi,
Naasir aw muhumed Cabdilaahi,
Caasha Aw Muhumed Cabdilahi,
Khadra Aw Muxumed Cabdilaahi,


Dhamaan dadkaasoo kala jooga dunida dacaladeeda waxay Ilaahay uga baryayaan marxuun Ibraahin Warsame inuu naxariistii jano ka waraabiyo ehelkii iyo qaraabadii uu ka tagayna samir iyo iimaan ka siiyo.
Aamiin, aamiin, aamiin, aaniin