MARXUUMADDA CAASHA AXMED DUCAALE QAALIB
Waxaan dhammaantayo tacsi naxdin iyo tiiraanyo leh u diraynaa, Hooyo Xa awa Sheekh Muse Abraar iyo dhammaan caruurtii AHUN Axmed Ducaale Qa alib,geerida naxadinta leh ee ku timid marxuumadda Caasha Axmed Ducaa le Qaalib , oo ku geeriyootay magaalada Gabiley,Somaliland.
Waxaan ilaahay uga baryeynaa inuu marxuumadda janno fardawsana ka w araabiyo,dhammaanteenna samir iyo iimaan innaga siiyo,Aamiin,Aamiin, Aa miin
|