Marxuuma: Xaliimo Muse Cilmi


 

Dhammaan  weriyayaasha iyo hawl wadeenada Bahda LONG LIVE SOMALI LAND NEWS  MEDIA , ee ku kala sugan adduunyada daafa heeda,waxaanu tacsi naxdin iyo muruga leh , u diraynaa Tafatirha Guud , Engineer Maxamed Cali Muse iyo dhammaan  eheladii , qaraabadii iyo caruurtii ay ka geeriyootay , Edaddii Xaliimo Muse Cilmi, oo ku geeriyootay Magaalda Tog-Wajaale ee waddanka Somaliland.


Waxaan Ilaahay uga baryaynaa ,
danbi dhaaf iyo In Ilaahay  marxuumada   Janno fardawsa ka waraabiyo , dhammaanteenna  Ilaahay samir iyo Iimaan Innnaga siiyo.
 

 




Aamiin                             Aamiin                         Aamiin