MARXUUMa: HABOON CABDULAAHI CAAJIIS


 

Anigoo ku hadlaya  magaca dhammaan hawl wadeenada Bahda  LONG LIVESOMALILAND  NEWS MEDIA , waxaan tacsi  naxdin  iyo tiiraanyo leh u diraynaa qoyskii,eheladii,gacalkii,asxaabtii  iyo  dhamaan shacbiga reer Somalilandba  , geerida ku timid walaasheen Haboon Cabdullahi Caajiis , oo ku geeriyooday Magaalada Hargeysa.


Waxaan Ilaahay uga baryaynaa ,
danbi dhaaf iyo In Ilaahay  marxuumad da   Janno fardawsa ka waraabiyo , dhammaanteenna  Ilaahay samir iyo Iimaan Innnaga siiyo.
 

 




Aamiin                             Aamiin                         Aamiin