Marxuum Xasan Huriye Cawaale

 

 

-Shiine Cali Muse , xaaskiisa iyo caruurtiisa

-Hooyo  Cadar Adan Diiriye

-Cabdi-wahaab Cumar Sheekh,xaaskiisa iyo caruurtiisa

Waxaan dhammaantayo tacsi tiraaneysan u diraynaa, qoy skii, caruurtii,eheladii,qaraabdii iyo asxaabtii ,uu ka geer iyooday, Marxuum Xasan Huriye Cawaale,oo ku  geeriyoo day magaalada Birmingham ee carriga Ingiriiska .

Waxaan ilaahay uga baryaynaa,danbi dhaaf iyo inuu  mar xuumka janno fardawsa ka waraabiyo,dhammaanteenna samir iyo iimaan innaga siiyo.

 

Aamiin Aamiin Aamiin


 


By:Shiine Cali Muse