Marxuum Xasan Xaaji Mahamed

Anigoo
ah Aniis Cabdillahi Ciise
oo ku hadlaaya magaca ciyaartoygii
Gobolka Togdheer
ee sanadadii 1978 to 1981
iyo kuwii ka danbeey eyba , iyo ardeydii
dugsigii sare ee shiikh
waxaanu tacsi u diraynaa
Marxuum Xasan Xaaji Mahamed oo maanta oo ay bishu tahay
13 maalin jimce ah
oo ah maalin khayar qabta ku geeriyooday magalada
Hargeysa.
Xasan Xaaji Maxamed
oo ku jiray gudida komishanka ee somaliland.
Xasan xaaji maxamed
waxaa uu ahaa ciyaartoy
u ciyaari jiray Gobolka Togdheer
, waxaanu ahaa ardeydii ka baxday
Schooladii Shiikh and
Shiikh Bashiir.
Waxaa aanu Ilaahay uga baryaynaa in Ilaahay
janadii naxariis
ka waraabiyo xasan xaaji maxamed,
Eheladiisii, qaraabadiisii, ciyaartoy gii
Burco iyo dhamaan
reer somaliland
samir iyo iimaan ka siiyo .......
Aamiin
Aamiin
Aamiin

|