Marxuum Qaasim Sheekh Yuusuf,Wasiirkii Macda nta iyo Biyaha ee Jamhuuriyadda Somaliland oo geeriyooday
Maka (Timacade News)-Allah ha u naxariistee waxaa maanta ku geeriyooday magaalada barakaysan ee Maka-Al Mukara ma,Wasiirkii Macdanta iyo Biyaha ee Jamhuuriyadda Somalila nd , marxuum Qaasim Sheekh Yuusuf , oo u joogay gudashada waajibaadka Xajka.
Dhammaan maamulka , weriyayaasha, qorayaasha , Bah wey nta Timacade News Network TNN , ee ku kala sugan dunida dacaladeeda,waxaanu tacsi u diraynaa qoyskii, eheladii , qar aabadii, xigaalkii , asxaabtii , Golaha Wasiirada Somaliland iyo dhammaan umadda Somaliland, geeridaa ku timid walalkeen, marxuum Qaasim Sheekh Yuusuf.
Waxaan Raxmaanka uga baryeynaa danbi dhaaf iyo inuu alb aabada Janno Fardawsa u furo marxuumka, dhammaanteenna samir iyo iimaan innaga siiyo , Aamiin Aamiin Aamiin
|