marxuum Maxamed Yussuf Xandule - LUDUF
 


Anigoo ku hadalaya magacayga iyo ka xaaskeyga iyo caruurteyd waxanu tacsi tiiranyo u diraynaa dhamaan eheladii iyo qaraabadii iyo caruurtiidu oo u ka mid yahay
Muj. Ali-Gurey M. Yussuf u ka baxay alle ha u naxariiste Maxamed Yussuf Xandule loo loo yaqaanay LUDUF.


Waxanu iilaahay uga baryaynaa inuu marxuunka
naxariistii jano ka  waraa biyo ehaladii iyo qaraabadiisina samir iyo iiman u ka siiyo  ,Aamiin Aamiin

 

 


Omar Daarood Xassan

Norway