Marxuum Maxamed Yuusuf Xanduleh (LUDUF)
 


Anigoo ah Maxamed Dubbe Aden , waxaan Tacsi halkan uga dirayaa Mar xuum Maxamed Yuusuf Xanduleh ( LUDUF) oo shalay galad ku geeriyoday Magaalada Hargeysa, Tacsidayda waxaan si toosa u gaadhsiinayaa  Muja ahid Cali Maxamed Yuusuf ( Cali Guray) iyo reer Maxamed Luduf  dhamaant ood, waxaan ilahay uga baryaa marxuumka inuu naxariistii jano ugu deeqo , Awlaadii, asxaabtii iyo ehelki uu kabaxayna Samir iyo Iimaan ka siiyo.

Waxa kale oo iyaguna halkan tacsi taa la mid ah u diraya dhamaan Qoyska Reer Maxamed Luduf , gaar ahaan
Mujaahid Ali Guray magacyada hoos ku qoran dhamantoodna waxay ilahay u baryayaan inu Iilka neecaw udgoon iyo ku siiyo naruuro , una waasaciyo qabriga , kana waraabniya Janatul fardawsa. AAMIIN  AAMIIN
 


Ali Cisman Axmed Tadquur
Hassan Cisman Cajab
Maxamuud Aden-dheri (Dubbe)
Abdiraxman Osman (Abdiraxman Xawtan)
Cumar Libaax
Abdillahi Omar Xussein (Austreeliye)
Yussuf Cananuug (Buux)
Aadan Cadaani Cabdi Hirad
Maxamoud Aw Cilmi Jama
Rashid Xaji Xassan Jama
Sh. Axmed Aw Maxamed
Abdi Egeh Hirsi
Abdisalan Xaji Hassan
Ahmed Ismail Maxamed
Maxamoud Abdillahi Gamuur
Maxamed Dube Aden
Said Axmed Cilmi
Khadar Ahmed Cilmi
Abdirahman Sh. Ali Cisman
Cisman Ali Shabeel
Awil Xundub Cali Salaan
Maxamed Cabdi Ducale
Anis Cabdillahi Xaji Xassan
Abdiraxman Cabdillahi Xaji Xassan
Ismail Maxamed Ducale
Aadan Maxamed Cali Gaboose
Ismaaciil Aadan-dheri
Khaliil M. Axmed Tadquur
Muuse Haybe
Abdiraxman M. Ducale




By:Mohamed Aden

daldhameeye@yahoo.com