Marxuum : Mahdi  Ali  Gaas


 

Anigoo ah  Cumar Daarood iyo xaaskeyga Faisa Jaama Caabi

- Mohamed Cumar Daarood
- Abdirahman Cumar Daarood
- Abdiqani Cumar Daarood
- Bilan Cumar Daarood iyo Hassan Rashid Oomar
- Hodan Cumar Daarood iyo Cabdi Nuur Hersi
- Hibo Cumar Daarood iyo Nasir Musa Ismail



Waxanu dhamaateyo tacsi u diraynaa dhamaan
Reer Cali Gaas meel kastoo ay jooganba , gaarahan reer Mahdi Ali Gaas.



waxanu ka tacsiyadeynaya geerida ku timid alle ah u naxariiste marxum
Mahdi Ali Gaas oo maanta oo ey bishu tahey 11/03 ku geeriyooday magaalada Hargeysa, waxanu marxumka ilaahey uga baryaynaa inuu janatul fardowsa ka waarabiyo dhamaanteena samir iyo iiman inaga siiyo .



Aamiin                             Aamiin                         Aamiin