MARXUUM IDIRIS XUSEEN CABDILLAHI

انا للة وانا الية راجعون

 

 

 

انا للة وانا الية راجعون

 

Anigoo ku hadlaya magacayga, Eng Maxamed Cali Muse (Farshaxan) iyo ka dhammaan Bahda Timacade News Network (TNN) , ee ku kala sugan dunida dacaladeeda,waxaan tacsi tiiraanyo iyo murugo leh u  diraynaa, qoyskii, ehelkii , qaraabadii , asxaabtii, shacabka Somaliland iyo dh ammaan  Ururka YOVENCO,geerida naxdinta leh ee ku timid, Marxuum Idris Xuseen Cabdilaahi, oo ahaa Guddoomiyihii Ururka YOVENCO, oo Bisha December 14,2010, ku geeriyooday , laguna aasay caasimadda Gobolka Saaxil eee Berbera.



Waxaanu dhammaantayo Allaha weyn uga baryeynaa,inuu Marxuumka , Idris Xuseen Cabdila ahi,naxariistii Janno Fardawsa ka waraabiyo,danbi dhaafna u fidiyo, iilka u nuuro , neecaw udg ooniyo, ku siiyo naruuro, dhammaanteenna samir iyo iimaan innaga siiyo , Aamiin Aamiin Aam iin.


 

 




Eng: Mohamed Ali Muse (Farshaxan)
Civil Engineer
Senior Computer Network Specialist
Editor in Chief & Webmaster
Timacade News Network TNN
www.TimacadeNews.com


 



 


انا للة وانا الية راجعون

 


Maayarka Berbera Cabdale Maxamed Cali, Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Maxamuud Cali Saleeba an , Maareeyaha Dekeda Berbera Axmed Yuusuf Dirir, Gudoomiyaha HCTV & Faaco Farxan Xaaji Cali Axmed, Xisaabiyaha Dawlada Hoose Cabdikhaaliq Cabdilaahi Maxamed, Cabdi Jaamac Ducaale, Yuusuf Cali Nuur, Maxamuud Cabdilaahi Bidhiidh,



Dadkaasi waxay tacsi tiiraanyo leh gaadhsiinayaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay Marxu um Idiris Xuseen Cabdilaahi oo shalay ku geeriyooday Magaalada Berbera laguna Aasay. Alle ha u naxariisto marxuumka qoyskiisana samir iyo iimaan haka siiyo Aaamin Aaamin aaamiin …




1. Dhmaan Xubnaha Golaha Deegaanka Berbera
2. Gudoomiyaha Golaha Deegaan Berbera Cabdale Maxamed Cali
3. Kucigeenka Golaha Deegaanka Berbera Cabdi Jaaca Faduul
4. Xoghayaha Fulinta D/hoose (Cali Maxamed Cilmi
5. Agaasimaha Waaxda Maaliya Cawil Cumar Cali
6. Xildhibaan Kayd Aw xasan Khayre
7. Xisaabiyaha D/hoose Ee eg Berbera Cabdihaalaq Cabdlaahi Maxamed
8. Mustafe Baashe C/laahi Agaasimaha Xafiiska Duqa

9. Xildhibaan Yuusuf Axmed Maxamed (Halac Dhegoole
10. Shucayb Muuse Allaale
11. Maxamed Daauud Jaamac (Yaasaatir-astur
12. Sh Ahmed Colaad Jaamac
13. C/khaalaq C/laahi Maxamed
14. Siciid Aadan Diiriye
15. KhaliilJaamac Yuusuf
16. Eng Maxamed C/laahi cabdi (Engineer Qarbo)
17. Faarax C/laahi Nuux (Daaco
18. Garaad Saleebaan Ducaale
19. Mohamed Ahmed Abdi (Two Fast
20. Dr C/kareen Gaas
21. Kayse Aayar Noole
22. Cismaan Jaamac Cige




Dadkaasi waxay tacsi tiiraanyo leh gaadhsiinayaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay  Marxu um Idiris Xuseen Cabdilaahi ,oo shalay ku geeriyooday Magaalada Berbera laguna Aasay. Alle ha u naxariisto marxuumka qoyskiisana samir iyo iimaan haka siiyo Aaamin Aaamin Aaamiin …


-----------------------------------------------------------------------------------------------------

 

انا للة وانا الية راجعون

 


Agaasimaha Yovenco Mubaarik Maxamed Maxamuud, Muatafe Haybe Maxamed jeexo, Gudoo miyaha Yovenco Axmed Abokor Maxamed, Maxamuud Maxamed Kaahin, faysal cabdiraxman axmed, Cabdicasis Siciid Saalax, Xuseen Cawl Raage, Jaamac Ismacil, Maxamed Aadan, Maxa med Xasan Carab, mawliid afyare,

Dadkaasi waxay tacsi tiiraanyo leh gaadhsiinayaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay  Marxu um Idiris Xuseen Cabdilaahi oo shalay ku geeriyooday Magaalada Berbera laguna Aasay. Alle ha u naxariisto marxuumka qoyskiisana samir iyo iimaan haka siiyo Aaamin Aaamin aaamiin …



Aadan Xuseen Cilmi, Hooyo foosiya Xasan cilmi, Mubaarik Aadan Xuseen, Axmed Aadan Xuse, Mustafe Aadan Xuseen, Xasan Aadan Xuseen, Ayaan Aadan Xuseen, Maxamed Aadan Xuse en, sahra xuseen faarax, ayaan maxamuud xaashi malyuun jaamac cabdi eedo shuun xasan cilmi iyo caruurteeda, Farax Xasan Cilmi iyo caruurteeda, Fu'aad Xasan Cilmi iyo xaaskiisa (Ad am David) iyo Dhamaan reer Aadan Xuseen,  waxay tacsi tiiraanyo leh gaadhsiinayaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay Marxuum Idiris Xuseen Cabdilaahi oo shalay ku geeriyooday Magaa lada Berbera laguna Aasay. Alle ha u naxariisto marxuumka qoyskiisana samir iyo iimaan haka siiyo Aaamin Aaamin Aaamiin



-----------------------------------------------------------------------------------------------------
 

انا للة وانا الية راجعون

 


Isuduwaha Wasarada dhalinyarada iyo Ciyaaraha G/saaxil Shaafici Jaamac Aadan, Cabdixakiin kobre, iyo dhamaan Bahda Ciyaaraha Gobolka Saaxil,

Jamaal Ali Hussein, Maxamed Cabdilaahi Ducaale( Ilkacaase), Maxamed Cilmi Adan( Ilkacase), Sidiiq Muxumed Gaheyr, Cabdiraxman Nuur Cigaal, Maxamed Xasan Siciid, Maxamed Yuusuf Cismaan, Fuaad Axmed Nuux, Prof. Adam Haji Cali Axmed, Axmed Ducaale Warsame, Cabdiqani Axmed Askar:

Dadkaasi waxay tacsi tiiraanyo leh gaadhsiinayaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay  Marxuu m Idiris Xuseen Cabdilaahi ,oo shalay ku geeriyooday Magaalada Berbera laguna Aasay. Alle h a u naxariisto marxuumka qoyskiisana samir iyo iimaan haka siiyo Aaamin Aaamin Aamiin
 


-----------------------------------------------------------------------------------------------------
 

انا للة وانا الية راجعون

 


Cabdi Yuusuf Muuse (Cabdi Xabad), Faysal Aadan Sahal, Siciid Maxamed Xirsi (Kuuriya), Mukh taar Axmed Alaale, Cabdiladiif Cali Cumar, Nasir Cumar Yare, cabdikariim Maxamed kahin, khad dar aadan sahal, Cabdilaahi Aadan Sahal, Jimcaale Aadan Sahal iyo dhamaan ilma Aadan Sah al, Axmed Qani Maxamed Kaahin:


Dadkaasi waxay tacsi tiiraanyo leh gaadhsiinayaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay Marxu um Idiris Xuseen Cabdilaahi, oo shalay ku geeriyooday Magaalada Berbera, laguna Aasay. Alle ha u naxariisto marxuumka qoyskiisana samir iyo iimaan haka siiyo Aaamin Aaamin Aaamiin …






Abdikarim Said Salah

Journalist For Horn Cable TV
Sahil Region Area Based
Geeska Afrika Journal
in sahil region
Berbera Press Editor
website: www.berberapress.com
Regional Journalist

Mobile: +25224441209
Email: clkarim_3@hotmail.com
suldaan14@yahoo.com


 

 


انا للة وانا الية راجعون

 


Gudoomiyaha Dallada Sonyo Yaxye Maxamuud Ubaxle
G/kuxigeenka Dallada Sonyo Faysa Awcali Yuusuf
Xubnaha Golaha Sare Ee Dallada Sonyo
Agaasimaha Fullinta Ee Sonyo Siciid Maxamed Axmed
Madaxa Programingka Eng Cumar Cismaan Miigane
Madaxa Media Maxamed Maxamuud Yuusuf{Ilkacase}.
iyo Dhamaan Shaqaalaha Xafiiska Dallada Sonyo ,waxay tacsi Balaadhan u dirayaan ehelkii,qa rabadii,asxaabtii iyo shacbiga Somalilandba ee uu Kabaxay Marxuum Idris Xuseen  Cabdilaahi , oo ahaa Gudomiyihii Ururka YOVENCO , oo shalay ku geeriyooday ,Laguna aasey  magaal ada Berbera.

 

Waxayna Marxuumka Ilaahey uga baryayaan inuu janadii fardawsa kawaraabiyo, ehelkii ,asx aabtii iyo dhamaan ummada Somaliland,  Samir iyo Iiman Kasiiyo .



Inaalilaahu wa inaa ileyhi raajicuun



Amiin Amiiin Amiiin Amiin Amiin Amiiin Amiin Amiin

 


By: Axmed Maxamed (Shaqalle)