marxuum Cabdi Xasan Buuni

 

 

Dhammaan Bahda Longlivesomaliland News Media,waxaan tacsi u diraynaa qoyskii,qaraabadii,ehelkii,asxaabtii iyo dhamaan shac biga Somaliland , geerida naxdinta leh ee ku timid walaalkeen , Wasiirkii Xidhiidhka Golayaasha Qaranka,Marxuum Cabdi Xasan Buuni, انا للة وانا الية راجعون  .

Waxaan ilaahay uga baryeynaa danbi dhaaf iyo inuu Marxuumka janno fardawsa ka waraabiyo ,dhammaanteenna ilaahay samir iyo iimaan innaga siiyo.

 

 

AMIiN  AMIiN   AMIiN