MARXUUM YUUSUF XAAJI CABDI CAMIR
انا للة وانا الية راجعون

Aniga oo ah
Mukhtar
Cisman X. Cabdi Camir
( iyo
xaaskayga), kuna
hadlaya mag
aca inta
reer X.Cabdi
ee North
America
joogta, waxaan tacsi tiiraanyo leh u diray naa dhamaan
reer X. Cabdi
Camir meel
kastooy joogaanba,
Ehelkii,
Qoyskii
iyo A
xsaabtii uu
ka geeriyoodey
adeerkay
Yuusuf X.
Cabdi , oo
dhawaan ku geerioode y magaalada
Gabiley.
Waxaan Ilaahay ka
baryeynaa inuu
samir iyo iimaan
inaga siiyo, marxuumkana geeyo meel ka
wanaagsan ifkan uu
ka tagey,
geeyana
janadii fardowsa.
INAA LILAAHI
WA INAA ILAYHI RAAJICUUN.
Mukhtar
Cisman X. Cabdi Camir
Toronto
Canada
MARXUUM YUUSUF XAAJI CABDI CAMIR
انا للة وانا الية راجعون

•
Suldaanka
Guud ee Gobolka Gabiley , Suldaan
Ismaaciil Suldaan Cabdiraxman
•
Dr. Maxamed Cabdillahi
Cumar , xaaskiisa iyo caruurtiisa
•
Eng. Maxamed Cali Muse , xaaskiisa iyo caruurtiisa
•
Cabdirisaaq Cali Muse
(Shiine)
, xaaskiisa iyo caruurtiisa
•
Axmednassir Cali Muse
•
Aabbo
Cali Muse Cilmi iyo caruurtiisa
•
Hooyo Cadar Adan Diiriye
•
Foosiya Jaamac Tukaale
Waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa,Guddoomiyaha Gudida Horumarinta
Gobol ka Gabiley,
Maxamuud Yuusuf Xaaji Cabdi
iyo dhammaan
tafiirtii AHUN
Xaaji Ca bdi Camir
,
meel walbba oo ay joogaanbba,
geerida naxdinta leh
ee ku timid
wa laalkeen , Marxuum
Yuusuf
Xaaji Cabdi Camir,oo ku geeriyooday Magaalada
Gab iley.
Waxaanu
Allaha awoodda leh
uga baryeynaa, inuu marxuumka
, Yuusuf Xaaji Ca bdi Camir,
naxariistii janno Fardawsa
ka waraabiyo,
danbi dhaaf u fidiyo,
iilka u nuuro , neecaw
udgooniyo ,
ku siiyo naruuro,
innagana
samir iyo iimaan innaga siiyo,
Aamiin,
Aamiin
,
Aamiin.
MARXUUM YUUSUF XAAJI CABDI CAMIR
انا للة وانا الية راجعون

Anigoo ku hadlaya magacayga,
Eng. Maxamed Cali
Muse iyo ka
dhammaan Bahd a
Timacade News Netw
ork
(TNN)
, ee ku kala sugan
dunida dacaladeeda, waxa an tacsi tiiraanyo leh u
diraynaa ,
qoyskii,
ehelkii,qaraabadii,
xigaalkii,gacalkii,
asxaabtii, geerida
naxdinta leh ee ku timid
walaalkeen
,
Yuusuf Xaaji Cabdi Cam ir
, oo ku
geeriyooday Magaalada
Gabiley.
Waxaanu
Allaha awoodda leh
uga baryeynaa, inuu marxuumka ,
Yuusuf Xaaji Cabdi
Camir,
naxariistii
janno Fardawsa ka waraabiyo,
danbi dhaaf
u fidiyo,
iilka u nuuro
, neecaw
udgooniyo ,
ku siiyo
naruuro,
innagana
samir iyo iimaan innaga siiyo, Aamiin
, Aamiin
,
Aamiin.
Maamulka
Timacade News
Network
(TNN)
|