La-taliyaha Madaxweynha ee Dhaqaalaha, Ganacsiga iyo Ma algashiga Mudane Axmed Carwo wuxuu Tacsi u dirayaa Reer Xasan Nuur Faarax

 


La-taliyaha Madaxweynha ee Dhaqaalaha, Ganacsiga iyo Maalgashiga Mudane Axmed Car wo wuxuu Tacsi u ehelka Marxuum Xasan Nuur Faarax oo Hargeysa lagu aasay maanta .
.
Marxuumku wuxuu ahaa oday qaali ah oo dhaqan iyo siyaasadba ka taliya, nin af gaaban oon hadal ka duulin, xajiin iyo xan aan aqoonin, waxtar mooyee aan wax yeelo looga bar an. Yaraantey waxuu ahaa ragga madaxa ii salaaxa isagoo ahaa saxiib dhab ah oo aabah ay maalin walba la joogay. Waxay geeridana i xusuusisay laba saaxiib oo hortii dhintay oo seddexdoodi ahaayeen garabka midig ee aabahay waa Gafas iyo Xaashi Dacar Alle dham m aantood qabriga ha u nuuro hoogana dhigo beer ka tirsan jannatul fardaws.

Ubadka, Tafiirtii Ehelka, Qaraabada, Asxaabtiisii, gaar ahaan reer Xasan Nuur iyo si gaar ah walaalkay Cabdiraxmaan oo uu sodog u ahaa iyo dhammaan ehelkiisa ballaadhan ee da afaha dunida kala jooga.iyo deegaanka Maroodi-jeex ee uu ka soo jeeday, Illaahay ha wa afajiyo Samir iyo duco, Marxuumkana Illaahay ha huwiyo naxariistiisa hana ku abaal mari yo Jannatul Fardaws. Aaamiiiin

samotalis@gmail.com

https://www.facebook.com/aharwo?ref=hl
http://samotalis.blogspot.com/