Marxuum Mahamed Mustafe Aw Tiriigle

 


Anagoo dadka magacyadoodu hoos ku qoranyihiin waxanu tacsa tiiraanyo leh u direynaa
Aabo Mustafe AW Cabdi Nuur {M AW tiriigle}iyo Hooyo Xaawa Mahamud geeridii naxdinta
lahayd ee ku timid wiilkoodii Marxuum Mahamed Mustafe Aw Tiriigle oo taariikhdu markay
ahayd 17/02/2013 Shil baabuur oo ka dhacay UK ku geeriyooday waxan Ilaahay uga bary eynaa Innuu samir iyo iimmaan ka siiyo marxuumka jannaddii Fardawsa geeyo Aamiin--Aamiin--Aamiin

 

 


1-Mahamed Muhumed Eleye {Suweys} Holland
2-Suldaan Mahamed Mahamud Xussen
3-Khadra Baruud Jamac
4-Dalal Mahamed Muhumed
5-Filsan Mahamed Muhumed
6-Falastin Mahamed Muhumed
OO Dhammaantood Degen Dalka Nederland Magaalada Rotterdam