MARXUUM JAAMAC XASAN

 

 



Geeri waa naxdin Rahmadna waa ta Allah. Inaa lilaahi wa inaa ileehi raajicoon.



Aniga oo ah Ibrahim Meecaad iyo xaaskeyga Nimco Ceesi Kibaar iyo reer Ibrahim Moxam ed Meecaad oo dhan, Allah waxaan oga beryayna naxarees iyo janu inu ku manaysto m arxoom Jamac xasan oo ku gayriude Djebouti, intaynee oo katagayna samir iyo imaan inaga siyo

 


Raxmatulaahi Calayhi. Aamiin

 



Ibrahim Mead