MARXUUM,XILDHIBAAN  ISMAACIIL XAAJI CABDI DUCAALE

 



Anigoo ku hadlaya magacayga, Eng. Maxamed Cali Muse,waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraya a qoyski , caruurtii , ehelkii , qaraabadii , xigaalkii , gacalkii , asxaabtii ,Golaha Guurtida ,Qaran ka Somaliland, maamulka iyo shaqaalaha shirkadda Dahab-Shiil  ,geerida naxdinta iyo tiiraan yada badan ee ku timid walalkeen , marxuum , Xildhibaan Ismaaciil  Xaaji Cabdi Ducaale ,oo k a mid ahaa Golaha Guurtida Somaliland,islla markaana  ahaa Sarkaal sare oo ka tirsan Shirka dda Dahab-Shiil , oo shil baabuur ku geeriyooday.

Marxuum Ismaaciil , oo aanu isku baranay magaalada Montreal ee Dalka Canada,markii danb ana aanu wada deganayn magaalada Ottawa,wuxuu ahaa walaal qaaliya , akhlaaqad wanaa gsan, Allah ka cabsi badan , cibaadadana u deg dega.


Waxaanu Allaha awooda leh uga baryayaa, inuu marxuumka,Xildhibaan Ismaaciil  Xaaji Cabdi Ducaale , naxariistii janno Fardawsa ka waraabiyo, danbi dhaafna u fidiyo, iilka u nuuro , nee caw udgooniyo , ku sii yo naruuro, dhammaanteenna samir iyo iimaan innaga siiyo, aamiin ,a amiin, aamiin.

 

 


 


Eng. Maxamed Cali Muse
 


 


MARXUUM,XILDHIBAAN  ISMAACIIL XAAJI CABDI DUCAALE
 


 

Guddoomiyaha Shirkadda Dahabshiil Group (Maxamed Siciid Ducaale), Maamulaha Guud ee Sh irkadda Dahabshiil Group waxa ay Tacsi u dirayaan Reer Xaji Cabdi Ducaale,

Guddoomiyaha Shirkadda Dahabshiil Group (Maxamed Siciid Ducaale), Maamulaha Guud ee Sh irkadda Dahabshiil Group, Cabdirashid Maxamed Siciid, Dhammaan Maamulka Xarunta Shirkad da Dahabshiil, Dhammaan Shaqaalaha Shirkadda Dahabshiil iyo Dhamman Wakiilladda Shirkad da Dahabshiil waxa ay Tacsi u dirayaan Reer Xaji Cabdi Ducaale, qoyskii eheladii, asxaabtii iy o dhammaan shacabkii uu ka baxay, oo ay ka tacsiyadaynayaan Marxuum Ismaaciil Xaji Cabd i Ducale oo 3 June, 2012, ku geeriyooday Shil Baabuur waddada u dhexeysa Sheekh iyo Berb era, waxaanu ilaahay uga baryaynaa marxuumka in uu naxariistii janno ka waraabiyo, ehelkii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodeyna Samir iyo Iimaan ka siiyo. AAMIIN …………… AAMIIN …………………. AAMIIN.
 


Hassan M Jama "Heiss"
Public Relations & Media
Dahabshiil Operations Center
Tel. +47 6705 9884 (Office); +252 7 9100001
 

 

 


 

MARXUUM,XILDHIBAAN  ISMAACIIL XAAJI CABDI DUCAALE
 


 

DHAMAAN SHAQAALAHA SHIRKADA SOMTEL WAXAY TACSI TIIRAANYO LEH U DIRAYAAN EH ELKII MARXUUN ISMACAIL XAAJI CABDI

Dhamaan shaqaalaha shirkada somtel waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Qoyskii qaraabadii iyo umada reer Somaliland oo ay ka tacsiyadaynayaa Geeridii ku timi alle naxariistii jano hasiiyee MARXUUN ISMACAIL XAAJI CABDI Oo ka mid ahaa golaha guuritda Somaliland Inaa lilaahi waa inaa ilayhi raajucuun
Awil salah abdi
Axmed abdilahi caynaanshe
Ismacil xasan ducaale
Abdinasair saleban cabdi
Axmed nuux siciid
Naasir cawad muuse
Liban adan cali
Muhyediin qaasim ibraahim
Faysal sahal jama
Abdirisaq adan muuse
Maxamed xasan cali
Aadan yusuf saleban
Abdiqani cali xasan
Nuur maxamed Ibrahim
abdishakuur aadan cabdi




 


 

MARXUUM,XILDHIBAAN  ISMAACIIL XAAJI CABDI DUCAALE
 


 

 

WAXAANU TACSI UDIRAYNAA DHAMAAN REER XAAJI CABDI DUCAALE GEERIDII NAXDINTA LAHAYD EE KU TIMID ISMAACIIL XAAJI CABDI OO KU GEERIYOODAY SHIL GAADHI JIDKA BER BERA IYO BURCO U DHEXEEYA
DHAMAAN XAASKIISA CARUURTIISII QARANKA SOOMAALILAND
ILAAHAY HAW NAXARARIISTO JANADII FARDOWSANA HAGEEYO
TACSIDAN WAXAA DIRAAYA


AHMED HASSAN DUBBE IYO XAASKIISA
CABDINAASIR IBRAAHIM DUBBE
SIDIIQ ABOKOR DUBBE IYO XAASIISA
CABDIRASHIID HAYBE DUBE IYO XAASAKIISA
CABDIRAXMAAN OW SICIID DUCAALE

DHAMAANTAYO WAXAANU LEENAHAY ILLAY SAMIR IYO IIMAAN HAYNAGA WADASIIYO
DHAMAAN QARANKA SOOMALILAND WAXUU AHAA NIN CIBAADO BADAN
AAMIIIN AAMII

 

 


 

MARXUUM,XILDHIBAAN  ISMAACIIL XAAJI CABDI DUCAALE
 




Dhamaan Maamulka iyo shaqaalaha xafiiska Dahabshiil Rwanda waxay ka tacsiyadaynayaan Shacabka Somaliland, Golaha

Dhamaan Maamulka iyo shaqaalaha xafiiska Dahabshiil Rwanda waxay ka tacsiyadaynayaan Shacabka Somaliland, Golaha Guurtida iyo Qoyska iyo qaraabadii iyo Asxaabtii intaba Geeridii Naxdinta lahayd ee ku timi Alle ha u naxariistee Marxuum Ismaaciil Xaaji Cabdi Ducaale.

ilahaay ha u nuuro godka. neecoow qaboobiyo ha ku siiyo naruuro, janadiisana ha ka waraabiyo. Aamiin Aamiin Aamin
 


Xafiiska Dahabshiil Rwanda


 


 

MARXUUM,XILDHIBAAN  ISMAACIIL XAAJI CABDI DUCAALE
 




WAXAANU TACSI UDIRAYNAA DHAMAAN REER XAAJI CABDI DUCAALE GEERIDII NAXDINTA LAHAYD EE KU

WAXAANU TACSI UDIRAYNAA DHAMAAN REER XAAJI CABDI DUCAALE
GEERIDII NAXDINTA LAHAYD EE KU TIMID ISMAACIIL XAAJI CABDI
OO KU GEERIYOODAY SHIL GAADHI JIDKA BERBERA IYO BURCO U DHEXEEYA
DHAMAAN XAASKIISA CARUURTIISII QARANKA SOOMAALILAND
ILAAHAY HAW NAXARARIISTO JANADII FARDOWSANA HAGEEYO
TACSIDAN WAXAA DIRAAYA


AHMED HASSAN DUBBE IYO XAASKIISA
CABDINAASIR IBRAAHIM DUBBE
SIDIIQ ABOKOR DUBBE IYO XAASIISA
CABDIRASHIID HAYBE DUBE IYO XAASAKIISA
CABDIRAXMAAN OW SICIID DUCAALE

DHAMAANTAYO WAXAANU LEENAHAY ILLAY SAMIR IYO IIMAAN HAYNAGA WADASIIYO
DHAMAAN QARANKA SOOMALILAND WAXUU AHAA NIN CIBAADO BADAN
AAMIIIN AAMIIN

 

 

 


MARXUUM,XILDHIBAAN  ISMAACIIL XAAJI CABDI DUCAALE
 


 

inaalilaahi waa inaa ileeyhi raajucuun geeridu waa xaq.

Dhamaan Dadkaan Hoos ku qoran oo Kala Jooga Daafaha Caalamka Waxay Tacsi Tiiraanyo leh udirayaan Eheladii iyo Qaraabadii iyo Asxaabtii uu ka Geeriyooday Alla Ha u Naxariistee Marxuum Ismail Xaaji Cabdi Duale,

1)Kaise Hassan JAMAAC

2)Hassan Gedi Cigal

3)Mohamed Garyare

4)Hussein Ibrahim Sanweyne

5)Ali Warsame Ayaanle

6)Shaakir Cabdillahi Yassin

7)Deeq Abdirahman Samatar

8)Haikal Khalid Saleeban

9)Abdi Adan Guush

10)Ahmed Mohamed Diriye

11)Mukhtar Aden Abdi(koshin)

Iyo dhamaan shaqalaha Dahaabshiil kenya meelkasta oo ay joogan waxay dhamantood tacsi u dirayaan mid guud iyo mid khaas ah marxuum Ismail Xaji Cabdi Duale, Waxaanu  leenahay Ilaah Naxariistii Jano haka Waraabiya Marxuumka, Amiin Amiin Amiin.

waxanan Eebe uga baryeynaa inuu Marxuumka janatul fardowsa ka waraabiyo , qoyskii, qaraabadii, ehelkii iyo asxaabtii u ka tagayna samir iyo iimaan ka siiyo. AAMIIN, AAMIIN.

 

 

 


MARXUUM,XILDHIBAAN  ISMAACIIL XAAJI CABDI DUCAALE
 


 

Waxaan tacsi u dirayaa dhammaan reer Ducaale , reer Xaaji Cabdi ,reer X.Cusmaan, Dahabshiilgroup

انا لله وانا اليه راجعون , ان لله ما اخذ وله ما اعطي وكل شي عنده بمقدار

Waxaan tacsi u dirayaa dhammaan reer Ducaale , reer Xaaji Cabdi ,reer X.Cusmaan, Dahabshiilgroup , eheladii iyo asxaabtii iyo bulshada reer somaaliland-ba geerida naxdinta leh ee ku timi Allaah naxariistii jano ha siiyee marxuum Xildhibaan Ismaaciil X. Cabdi Ducaale , oo maanta shil baabuur ku geeriyooday wadada u dhaxaysa Burco-Barbara , waxaan isaga Allaah u waydiinayaa inuu Janaadkiisii u furo , eheladii iyo asxaabtii iyo bulshada uu kaalinta muhiimka ah kaga jiray ee uu ka baxayna Allaah ciwad khayer qaba ka siiyo samir iyo iimaana ka siiyo, aamiin, aamiin

Saalix Aw-muuse Xasan
Yiwu- China

 

 


MARXUUM,XILDHIBAAN  ISMAACIIL XAAJI CABDI DUCAALE
 



DHAMMAAN SHAQAALAHA SHIRKADDA DAHABSHIIL EE DALKA IMAARAADKA CARABTA WAXAY TACSI U DIRAYAAN MARXUUM: ismaaciil x. cabdi ducaale OO SHALAY OO TAARIIKHDU AHAYD 03.06.2012 KU GEERYOODEY shil baabuur oo ka maanta ka dhacay wadada BURCO-BERBERA,WAXAANU LEENAHAY
DHAMAAN QOYSKII, EHELKII,ASXAABTII , IYO QARAABADII UU MARXUUMKU KA GEERYOODEY
SABIR IYO IIMAAN HAKA SIIYO ,ISAGANA DENBIGIISA HA DHAAFO,NAXARIISTIISA
QAALIGA AH EE JANNATUL FIRDOWSANA HA UGU DEEQO...AAMMIIN....AAMMIIN..

DADKA TACSIDA DIRAYAA WAXAY KALA YIHIIN:

1- AXMED CALI NUUR
2- AXMED MAXAMED AWEYS.
3- C/NASIR CISMAAN NUUR.
4-MAXAMED DAA'UUD AADAM.
5- ISMAACIIL DIIRIYE MAXAMED.
6- XASAN IBRAAHIM FAARAX.
7- MAXAMED CUMAR CALI.
8- JAAMAC CABDILLAHI GUULEED.
9- CALI AADAM MAXAMUD.
10- DAA'UUD SULEYMAN CABDI.
11- SULEYMAAN YUUSUF MAXAMED.
12.XUSEEN ODOWAA SHIRE.
13- JAAMAC CUMAR DUBBE.
14- MUSTAFE YUUSUF CALI.
15- AXMED CALI XASAN.
16- MAXAMED YAASIIN CAWAD.
17-MUUSE DAAHIR NUUR.
18-SAID C/CAZIZ XUSEEN.
19- KHADAR C/LAHI MAXAMED.
20-FAADUMO AADAM DALMAR.
21- YASMIN C/LAHI CALI.
22- YASMIN MAXAMED.
23- MAXAMED C/RAXMAN CADNAN.
24- MAHAD CUSMAN.

MARKALE WAXAAN MARXUUMKA ALLAAH HA U NAXARIISTO..
AAMMIIN ....AAMMIIN YAA ALLAAH..

ismail Diriye...Dubai..

 


MARXUUM,XILDHIBAAN  ISMAACIIL XAAJI CABDI DUCAALE
 



aabo xasan jaamac abokor,hooyo shamis cabdilaahi maxamuud ,maxamuud xasan jaamac xaaskiisa iyo caruurtiisa,siciid xasan jaamac xaaskiisa iyo caruurtiisa,axmed xasan jaamac xaaskiisa iyo caruurtiisa ,cabdinasir xasan jaamac xaaskiisa iyo caruurtiisa,cali xasan jaamac xaaskiisa iyo caruurtiisa,caasha xasan jaamac,keyse xasan jaamac xaaskiisa iyo carruurtiisa,bashiir xasan jaamac,xuseen xasan jaamac,sharmaarke xasan jaamac,cumar xasan jaamac,yaasiin xasan jaamac.


waxaanu tacsi u diraynaa ehelka qaraabada iyo carruurta marxuum ismaaciil xaaji cabdi ducaale oo ku geeriyooday shil baabuur oo ka dhacay inta u dhaxaysa burco iyo berbera waxaanu ilaahay uga baryeynaa inuu jannatul firdosal aclaa ka waraabiyo marxuumka ehelkii uu ka tegayna uu samir iyo iimaan ka siiyo