MARXUUM DAAUUD OBSIIYE CAMIR

 

 

Hay'adda samo-falka ee Tog-wajaale Foundation (TWF),waxay tacsi tiir aanyo  iyo murugo  leh u dirayaan, qoyskii, caruurtii , walaaladii , ehelkii , qaraabadii , xigaalkii ,gacalkii &  asxaabtii uu ka baxay marxuum Daauud Obsiiye Camir, oo degmada Gabiley ku geeriyooday.

 

Waxaan si gaar ah uga tacsiyadeynaynaa  Madaxa garabka haweenka ee Hay'adda samo-falka ee Tog-wajaale Foundation  (TWF),ee Dalka Hollan d , Marwo Xaliimo Cabdi Obsiiye , oo marxuumku Adeer u ahaa.


Waxaan Allaha awooda leh uga baryeynaa, inuu marxuumka,
Daauud Ob siiye Camir, naxariistii janno Fardawsa ka waraabiyo, danbi dhaafna u fi di yo, iilka u nuuro , neecaw udgooniyo , ku siiyo naruuro, dhammaantee na samir iyo iimaan innaga siiyo, aamiin aamiin, aamiin.



 



 Hay'adda samo-falka ee
Tog-wajaale Foundation (TWF)