Marxuum Aadan Muuse Faarax

 

 





Tacsi Tiiraanyo Leh: Inaa Lilaahi Waa Inaa Ileyhi Raajicuun


Tacsi tiiraanyo leh oo ay dirayaan Suxafiyiinta, asxaabta iyo qaraabada Marxuum Aadan Muuse Faarax oo maanta oo Khamiis ah ,8 September,2011, ku geeriyooday magaalada Gabiley.

-Muxumed IbraahimAadan

-Dheeg Ibraahim Aadan

-Xaaji Maxamed Ibraahim Aadan

-Xasan Raage

-Mustafe c/kariin Cali (Mustafe future)

-Nimcaan Dheeg Ibraahim

-Cali-mahdi Cismaan Axmed

-Axmed Sh.Nuur Ducaale

-Guuleed Muxumed Ibraahim (Guuleed Yare)

-Sacad Muuse Cabdi

-C/risaaq Axmed Hayaan (ilkacase)

-Mahdi Sh. Cabdi Axmed

-Axamed Maxamed Axmed

-Nimco Muxumed Ibraahin

-Jamiila Muxumed Cumar

-Siciid khaddar C/laahi

-Amaal C/raxman cilmi

-Cigaal Cismaan Almis

-Maxamed Dayib Aw Cali

-Mustafe C/qaadir

-Mukhtaar Maxamuud C/laahi

-Ayaan Gaangi



Waxaa iyaguna tacsi u diraya dhaamaam shaqalaha Dawlada Heese ee degmada Wajaale

Dhamaan dadkaasi Waxay Tacsi tiiraanyo leh u dirayaan eheladii iyo qaraabadii uu ka geeri yooday alle naxariistii jano haka waraabiyee marxuum Aadan Muuse Faarax oo oo maanta galabtii ku geeriyooday magaalada gabiley.

Waxaan ilaahay subxaanahu watacaalaa uga baryayaan inuu janatul Firdawsa ku arzaaqo iyadoo sidoo kalana ay ilaahay uga baryayaan eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Marxuumku inuu samir iyo iimaan ka siiyo Aamiin, Aamiin, Aamiin.

“Inaa lilaahi Waa Inaa Ileyhi Raajicuun”

 

 

 


By: Guuleed Muxumed Ibraahim (Guuleed yare)