M
A
H
A
D C
E
L
I
N

Asalaama Calaykum Warraxmatullaahi
Wabarakaatuhu
Salaantaa Islaamka,ee qaaligq
ah,iga wada guddooma,salaam ka bacdi waxan jecelahay,in aan idiin
soo gudbiyo mahadcelin ku saabsan sida wanaagsan,ee sharafta lah,ee
aad maqaalladaydii diiniga ahaa,ee taxanaha ahaa iigala qayb
qaadateen,oo bulshadeenna u hawl yarayseen,in ay ka
faa'iidaystaan, iya doo mawduucii Adduunka ama Kownku soo
cagacageeyey dhamaad,oo ay dhowdahay haddii Allaha w eyni
idmo,waqtigaan soo gebagebayn lahaa,iyadoo runtii aanay mawduucyada
weli dihini yarayn, had dana buugaag kale,oo aan qoridooda
gacanta ku hayey,oo qabyo ah,ayaan is lahaa qaar aad dhaqaa
jisid,insha Allah,waxan mar labaad u
mahadcelinayaa,oo aad ugu mahadcelinayaa shebekadaha sida joogtada
ah,mawduucan u daadeheeyn jirey:
-Longlivesomaliland.com
-Togaherer.com
-Oodweynenews.com
-Somalilandinfo.com
-hadhwanaagnews.com
-Gabooyenews.com
-Mutacalim.com
Waxa aan shebekedahaas u dirayaa mahadnaq,aad u diirran,waxanan Alle
uga baryayaa guul iyo gob animo,iyo inuu raxmaddiisa iyo
raallinoqodkiisa ugu deeqo.
Waxa bilowgii aan isku deyey si akhristayaal farabadan mawduucu u
gaadho,in aan shebekado kale u diro,laakiin qayb ka mid
ah,shebekedahaas kale,waxanay lahayn farsamada qoraalka carabiga
ah,sida Aayadaha iyo Axaadiista,soo bandhigi kara,oo muujin
kara,qaarkoodna way ii soo cudur daarteed sida
qarannews.com,kuwa kalena markaan arkay qoraalkii carabiga
ahaa,oo lambarro isu bedeley,ayaan door biday in maqaallada carabiga
xambaarsan,aan ka daayo,waxase la yaab lahaa rag iskuma jiree, in
shebekadaha qaar ku xidheen in ay mawduuca soo bandhigaan
shardi,odhanaya soo dir sawirkaaga!!!qaarna
yidhaahdeen is liis garee rag liis garaysan ayuun baannu maqaallada
u daabacnaaye!!!shebekadahaa waxa ka mid ah:
redsea-online.com,ramaasnews.com,iyo
murtimaal.com
waxan in badan u sheegay,in aanan anigu shakhsi ahaan magac iyo
maamuus gaar ah,ku doonayn, la akiin waajib i saaran,oo qof kasta
bulshadiisa kaga aaddan keliya aan gudanayo,bulshadayduna wacyi
gelin iyo toosin,ama khayr is farid ay dadkeeda ka sugayso,nasiib
darrose,ma ay garwaaqsan hadalk aygii,waxanan u sheegay
redsea-online,oo iga dalabtay,in aan is liis gareeyo,in aan waqtigii
is liisgara ynta soo dhaafay,oo aan ka maarmi karo,cidda
shardigaa wadata!.
Runtii waxan ku celcelinayaa mahadnaqiinna,waxana xusid mudan sida
xeel dheerida ah,ee aad u diya arisaan,una tafatirtaan
mawaadiicda,taas oo laga dheegan karo,sida aad ugu doortaan mawduuca
aad soo bandhigaysaan,muuqaallada ka turjumaya,iyo marmarka qaarkood
oo cinwaanka aad sii dhamayst irtaan,oo siisaan weji aad ugu
munaasib ah,waxa aad tihiin runtii indha bulshada,manta iyo waqtigan
aynu ku jirnona,waxa lagu dagaalamayaa waa saxaafadda,oo xambaarta
dhambaalka,la rabo in fikrad deeda cid loo gudbiyo,ku dadaala
Alla khayr ha idin siiyee,in aad u tabantaabisaan bulshadeenna waxa
anfacaya If iyo Aakhiro,oo xoogga saara sidii aynu uga daweyn lahay
aafooyinka,ay ugu horreeyaan Qabyaaladda,iyo Qaadku, waxana lagama
maarmaan ah,in dadku u arkaan kalsooni,iyo wax lagu faano
diintooda,iyo dhaqankooda waafaqsan diinta,oo aanay wax isku moodin
dhaqan shisheeye,iyo akhlaaq darro,cilmina aanay moodin Af qalaad,ee
ay ku faanaan afkooda hooyo,oo aan afna biyo u cabbaynin,
marka laga reebo Afka carabiga oo uu afkeennu la bah yahay,waxanan
idiin soo attach-garaynayaa m aqaal,aan isku barbardhigayo
Afsoomaaliga iyo Af ingiriisiga,oo caddaynaya in Soomaaligu
sarreeyo ,waxyaalahaa aan soo tilmaamayn oo dhan shebekadihiinna
ayaa u hirgelin kara,si wada jir ah,iyo si midmid ahba.
Waxan idiin
rajaynayaa,khayr iyo horumar iyo guul iyo gobanimo.
Shebekadaha cusubee
Kala shuba aqoontee
Shaashadooda akhristuhu
Sheyguu u baahdaba
Shiddo li'i ka helayee
Shaanshaan wixii jira
Shalay amaba maantadan
Sheekadeeda aad heli
******
Waa shukriga Eebboo
Ragga loo shirrabey baa
Shacnigeeda saaroo
Sharafteeda toosiya
Shey shey bay u qaadaan
Shifo kaaga yeelaan
Shaxda taad degaysona
Shaki li'i u taabtaa
******
Sheeko weeye cusuboo
Shaahid aad u tahayoo
Shirka aan walaaciyo
Shakaal kaaga toosnayn
Neef laguu shidheeyoo
Shilalkii dul yaalloo
Shafka iyo xubnaha kale
Kala shiilay doorkii
******
Shaahna aad u saaray
Shaashaduna waa tane
Shebekadaha wararkiyo
Shaybaadhka cilmiyada
Aad kala shukaamiso
Kaama ay shishaysee
Sheedday ogaalkaa
Shardi kuugu xidhaysaa
******
Waa inaanad shaashayn
Shuhubada ku sii dayn
Shaydaan la kaashanin
Sharafteedu waxay tahay
Sheekh inaad u leedahay
Shaxda qaabka loo dhigo
Iyo kala shushubideed
Haddii kale shar boodiyo
******
Shiddo iyo dhib weeyeen
Shuclada iyo warkaygana
Shebekadahan leeyahay
Shugri naqu idiin mudan
Sharaf baad horseeddeen
Shakhsiga aan idiin qirin
Sharaftaad u qalantaan
Shookigaa dhex noo yaal
******
Shay baa dardaaran ah
Shaadhkaad xidhanaysaan
Shaalkaad huwanaysaan
Shardigow adkeeyoo
Sharafteenna diintiyo
Dhaqankii ha shaashayn
Iftiinkaad shidaysona
Ahaw kaan ku shaambinno
******
Ahaw sheedda khayrka leh
Ahaw shubaha samihiyo
Shaafi kii horseedaya
Shebekadaha maantow
Sheeg kii wanaagga ah
Ha shareerin weligaa
Shaaci oo ha qarinine
Shamsadiyo qorraxdiyo
******
Shammac ifa ka yeeloo
Shaydaan ka raacdee
Shakigana ka dheeree
Sharaftiinna weeyaan
Waa shaagga rogmayoo
Shukaanta aad u haysaan
Shar iyo khayr dhexdiisa ah
Shaqaalaha dadaalee
******
Shebekadaha hagayoow
Shaanshaan ninkii jiraa
Shaashadiina la socdee
Sheega khayrka kii mudan
Sheela xumaha idilkii
Sheyga aad tebinaysaan
Shaahid baan u wada nahay
Sharxa oo ha seegina
******
Sharafteenna diintiyo
Dhaqankeenna shaalka leh
Shoobaro wixii wada
Shardigeena may helin
Shaydaankay la jaalyiin
Sharka cawdubilla dheha
Shugri Eebbe dabadii
Shebekadaha wararkee
******
Shirrabaadda ba'an laan
Shugrigii u dirayaa
Shaxduna way ku xidhantay
Ha shuuriso farriintii
Shaanbiya wanaaggoo
Shu shuboo aqoontii
Sheega oo ha sheelina
Sharafteenna diineed
Shugri baad u qalantaan
Shugri baan idiin naqay
Shugri baan idiin naqay
|
Saeed Ibrahim
Hussein
As/w/w |
Somali Language & English
Language(Comparison studies)
Asalaama Calaykum
Warraxmatullaahi Wabarakaatuhu
I want to send my greetings and best wishes to Farshaxannews and
it's readers.
Somali Language & English Language(Comparison studies)
Somali Language
Somali Language is recognized as one of the Afro-Asiatic Language
family,specially Hamatic group where it's member of Cushitic
languages which containing Oromo,Afar,Saho,Sedamo..etc,that is the
results from western schooler who are not native speakers of this
language,where most of those who speak this language as their mother
tongue,I mean the owner and native speakers believe that this
languge is related to Sametic Language than Hamatic Languge and that
it's not Cushitic.
The Somali language has been the national language since
1972,gaining official status with standardization(Standard Somali)
and the adoption of the Latin alphabet.
The exact number of speakers of Somali is unknown. One source
estimates that there are 7.78 million speakers of Somali in Somalia
itself and 12.65 million speakers globally.
It is spoken by:Somaliland and Somalia in ethnic
Somalis,Djibouti,Ethiopia,and by the Kenya and Yeman.
Somali has 22 consonant phonemes, with at least one in every place
of articulation described on the IPA chart, It has five basic vowel
sounds, each having a front and back variation, as well as long or
short versions.
The Somali Latin alphabet used since 1972 was developed specifically
for the Somali language using all letters of the English Latin
alphabet except P, V and Z. There are no diacritics or other special
characters, although it includes 3 consonant digraphs: DH, KH and SH.
Tone is not marked, front and back vowels are not distinguished, and
a word-initial glottal stop is not shown. Capital letters are used
at the beginning of a sentence and for proper names.
Somali people majority or mostly speak with one language it's Somali
language which most of it's vocabulary is Arabic as well as it's
building and its phonemes goes under Arabic rules, where the western
Scholers(Almustashriqiin)wrongly added this language to the family
of Hametic language specially Cushitic language but really this
language is related to Arabic language than any other language where
there is more than 50% of it's vocabulary is Arabic and in every
field of the language there are majority Arabic words we know that
the relation between two language may be either basic relationship
or communicative relationship,and if the two languages have basic
relationship means these two language shares in original background
forexample when these language shares words telling about the
earth,heavens,the body parts… etc they have basic relations.
Where communicationally languages can relate each other,and it can
take and can give loan words,you can see easily that Somali language
and Arabic language having both relations Basic and Communicative
relations as an example earth in Somali language it's said Ardi or
Arli where Sky is called Samo and about body parts face is weji,neck
is une,back neck is raqabad,heart is qalbi,chest is sadri,brain is
Aqli,mind is laab,forhead is nasin,knee is ruug and other words
which are invisible but has a close relation with body such life is
naf,soul is ruuh,dead is mowt,near to die is sakaraat,grave is qabri
and many other words which is basic relation where other
communicative words are too much and approxmaitily more than 50% of
the vocabulary.
Somali language is just like Arabi language where it's
pronounciation is just and exactly same with it's spelling,that
means you will right what you heard without changing or missing any
of that sound you heard.
Every place of articulation is equal to the Arabic place of
articulation except G and Dh and these two consonants are used in
Arabic dialects for example Q or J in Arabic sometimes are
pronounced as G,but Dh is close with the(daad), so that all Somali
phonology and phonemes are same with Arabic Language ones.
In Somali language you will write down exactly what you have heard
like the International Phonetic Alphabet(IPA).
Somali Language is over all other Languages it's rich and very
reflexsive in every action and every needs,there are many cases
making it the important and over from other Languages,which we will
take a swift tour on it,as an example only.
English Language
English is a West Germanic language that originated from the
Anglo-Frisian and Lower Saxon dialects brought to Britain by
Germanic settlers and Roman auxiliary troops from various parts of
what is now northwest Germany and the northern Netherlands in the
5th century. One of these Germanic tribes were the Angles, who may
have come from Angeln, and Bede wrote that their whole nation came
to Britain, leaving their former land empty. The names 'England' (or
'Aenglaland') and English are derived from the name of this tribe.
Strange language
When the English tongue we speak
Why is "break" not rhymed with"freak"?
Will you tell me why it's true
We say "sew" but likewise "few"
And the maker of a verse.
Cannot cap his "horse" with "worse"
"Beard" sounds not the same as "heard"
"Cord" is different from "word"
Cow is"cow" but low is "low"
"Shoe" is never rhymed with "foe"
Think of "hose" and "dose" and "lose"
And think of "goose" not of "choose"
Think of "comb" and "tomb" and "bomb"
"Doll"and "roll","home" and "some"
And since "pay" is rhymed with "say"
Why not "paid" with "said",I pray?
We have "blood"and "food" and "good"
"Mould" is pronounced like "could"
Wherefore "done" but "gone" and "lone"?
Is there any reason known?
And in short it seems to me
Sounds and letters disagree!.
Hints on pronounciation for foreigners
I take it you already know
Of though and bough and cough and dough?
Others may stumble,but not you
On hiccough,thorough,slough and through?
Well done! And now you wish,perhaps
To learn of these familiar traps?
Beware of heard,a dreadful word,
That looks like beard and sounds like bird
And dead: it's said like bed,not bead
A moth is not a moth in mother
Nor both in bother,broth in brother
And here is not mach for there
And dear and fear and pear
And then there's dose and rose and lose
………………………………
………………………………
Come,come,I've hardly made a start!
A dreadful languge? Why, man alive!
I'd learned to talk it when I was five
And yet to write it,the more I tried
I hadn't learned it at fifty-five.
Let's see the different spellings for one consonant phoneme in
English:
/f/
f fat,after,if
ff stuff,official
gh enough,roughneck,tougher
ph physics,apostrophe,graph
pph sapphire
/k/
k Keep,cookie,took
ck package,crackling,sack
c cool,cane,laconic,picnic,ironic
cc accolade,accordin
cu biscuit,circuit
ch chemistry,school,lachrymose,tech
cch saccharin
que conquer,plague
cque lacquer,racquet
/s'/
sh shy,ashen,fishnet,hush
ch chef,moustache
si tension,emulsion
ssi profession,mission
shi cushion,fashion
ti station,option
ci precious,ancient
sci conscience,conscious
ce ocean,gaceous
su censure,cocksure
ssu fissure,tissue,assure
There many other consonant phonemes which takes different spellings
such s,z,g,c,y…etc but we will take above mentioned ones as an
example,you've to know that Somali Language does'nt have such these
problems it's spelling is same with it's pronouncing,it's a language
is fid as a fiddle and accurate in every field lexical
meaning,garammatical meaning,or utterance meaning.
In Somali Language you can get reflective imperatives where you
can't get from any other language in the word such when I want to
give command some one to do something for himself for example I want
to tell him to clean or take a bath by himself I will say by Somali
Language Nadiifso iyo Maydho,if it's plural you will say Nadiifsada
iyo Maydha….such these you can't get except Somali Language where
it's differ to say Nadiifi or Maydh it's clean and wash,for example
clean it for you is phrase is approxmaiatly to such this kind of
commands.
When we talking about relative relations in Somali Language you can
get separate words fof it but in English you use explaining words
such grand,step,in law….etc,such grand father,garand doughter,step
mother,sister in law,brother in law,father in law,mother in law…etc.
In Somali Awoow,Aaye,Dumaashi,Seeddi,Soddog,Soddoh…etc.
We should all know why English Language became the first in the
world,that is why it became wide spreaded language and that is
because one day Britain was the Empire called the Empire which sun
never sat from it(Imbardooriyatu latii laa taqiibu canhaa
ashamsu),because it's colony was mostly spread over most countries
in every continent in the world,that is what let it get such this
chance although it's a very poor language in every side,and I am
sure that if the interest and giving care to the Somali Language
goes as it's going on now it will break the record and will become
the first Language of this world,these days there are newly born
poets and educated people who are giving special care to there
Language,and there is no doubt about that internet and websites
played a great role for improving and giving revival of this
Language.
We hope that coming days will show a new pleasure and brightness of
Somali Language.
Saeed Ibrahim Hussein
As/w/w
|